|    Register
 
Friday, July 04, 2008
Articles
News

  Jul 03, 2008 04:30 AM : former Toronto resident who joined an Islamic insurgency in Mogadishu has been killed this week during violent clashes in wartorn Somalia.

  Read More...

News
Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyey tartankii kubadda kolayga ee koobkii caanka ahaa Jeneral daauud kaasoo dhexmarayey kooxaha kubadda kolayga ee dalka usbuucyadii aynu soo gudubnay.    Read More...

News
Dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kastoo aay joogaan gaar ahaan bah weynta Isboortiga, waxaan hawada u soo marinaayaa hambalyo iyo bogaadin munaasabadaha 26Juun iyo 1da Luulyo awgeed.
  Read More...

News
Cayaartii kama dambaysta ahayd ee tartankii kubadda cagta ee qaaradda Yurub ayaa waxaa markii ugu horeysay muddo 44 sanadood ah ku guulaystay xulka dalka Spain oo ay dad badani u arkayeen in uu xaq u lahaa.   Read More...

Garoonka Stadium Banaadir ayaa waxaa shalay ka furmay tartanka horyaalka 25-aad ee cayaaraha fudud ee dalka Soomaaliya,waxaana ka qeyb qaadanaya wiilal iyo gabdho da’ waliba ka kooban.

  Read More...

News
Somali challenge cup oo sanad walaba lagu qabto xaafa Hayes ee London ku taala ayaa waxa sanad kan isgu yimi sideed kooxood oo kala, halkaas oo laba koxood finalkii isgu soo hadhay.
  Read More...

News
Kal fadhi aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan naadiyadda kubadda cagta heererka kala duwan ee soomaliya ayaa waxaa maanta lagu doortey gudoon cusub oo uu yeelanayo xiriirka kubadda cagta ee soomaliya.
  Read More...

News

Waxaa habeen hore ka dhacay xaafadda Tottenham ee magaalada London xaflad casho sharaf ahayd oo ay bahda waqooyiga London ku martigelinayeen xiddigihii hore ee kubadda cagta iyo kolayga dalkeena qaarkood oo marti ku ah magaaladane London ee dalka Ingiriisska.

  Read More...

News
Luiz Flippi Scholari oo ah macalinka xulka qaranka ee dalka Portugal ayaa si rasmi ah loo shaaciyey in uu noqon doono macalinka kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska laga bilaabo 1 da bisha July ee foodda inagu soo haysa.   Read More...

Somali Week Toronto 2008.

  Read More...

Page 1 of 40First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

cafiifi.bmp

cana.jpg

uero.jpg

tn.jpg

hayalogo1.jpg

seuki2008.gif

cayaarahaSweden.jpg

untitled.bmp

Baaldi1.jpg

p16cutti-r.jpg

je2.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use