|
Xulka kubadda cagta ee dalka Ivory Coast ayaa shalay guul aan si wanaagsan loogu qanacsanayn ka gaaray cayaartii uu uga hortagay xulka dalka Burkino Faso kana tirsanayd tartanka cayaaraha kubadda cagta qaaradda Afrika ka dib markii uu 2-0 uga adkaadeen.
Read More...
|
|
Somali Olympic
The Somali National Olympic committee has sent a large delegation to the semiautonomous Gal-Mududg state in Central Somalia in a bid to assess sports development in the region where and destroy a green line that divided the city of Galkayo through sport.
Read More...
|
|
Somali Olympic
Funded by the Jordan-based Generations for peace, the 3rd edition of Generations for peace program has been implemented in the semiautonomous northeastern Somali state of Puntland under the auspice of Somali National Olympic committee which is partner with the Generations For peace.
Read More...
|
|
Community News
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun: Ilaahay janadii fardawsa ahayd haka waraabiyee waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Jawhar ee gobolka Shabeelada Dhexe cayaaryahankii hore ee naadigii kubadda cagta Snai ama Sancada Xasan Xuurshe Xasan.
Read More...
|
|
Somali Olympic
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartanka Daimler Cup oo ka dhacay xarunta cusub ee OlympAfrica ay ku ku yeelaneyso dalka Soomaaliya oo ku taala magaalada Garowe ee xarunta maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Read More...
|
|
Community News
Qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool gobolka Minnesota ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed kubadda Cagta iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri oo isagu ku nool magaalada Ann/arbor ee gobolka Detroit Machigan.
Read More...
|
|
News
Agaasimaha wasaaradda shaqada iyo sport ga ee dawladda ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya Aways Sh Xadaad oo booqasho ku jooga magaalada London ee dalkan Uk ayaa sheegay in wasaaradda sport ga soomaaliyeed qorshaynayso in ay qabtaan tartankii caanka ahaa ee cayaaraha gobolada dalka isla markaana uu London u joogo sidii uu ula tashan lahaa khubarada sport ga ee jaaliyadda soomaaliyeed ee UK.
Read More...
|
|
Football
Kooxda Barcelona ayaa gurigeeda ku laabatay ayadoo wadata saddexdii dhibcood ee lugtii koowaad ee cayaar ka tirsanayd koobka Del Ray ee dalka Spain oo ay xalay uga hortimid kooxda Real Madrid kana dhacday garoonka wayn ee Bernabeu ka dib markii ay 1-2 guushii ku raacday.
Read More...
|
|
News
Shirweynihii 75-aad ee suxufiyiinta isboortiga aduunka ayaa waxaa uu baryahanba kasocdey Magaalada Innsbruck ee wadanka Austeria. Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay oo soomaaliya u matalayey Ururka Suxufiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed waxaana hogaaminayey oo shirkaas ka qayb galay gudoomiyaha ururkaas Mudane Abdiaziz Godah. Shirkan ayaa waxyaabihii ugu weynaa ee suxufiyiinta isboortiga aduunka laysla soo qaadey lana rabo in lahormariyo ayaa waxaa ay ahayd Young reporters-ka oo ah barnaamij ay ururka suxufiyiinta rabaan inay horumar ka gaaraan.
Read More...
|
|
Somali Olympic
Guddiga Olymbikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa warbixin uu saaray waxa uu ku sheegay in ay danaynayaan in ay la xariiraan isla markaana fikirkooda maqlaan bahwaynta sport ga jecel ee ayagu danaynaya ka qaybqaadashada horumarinta sport ga dalka balse u arka in shaqsiyaad yar y ka hortaagan yihiin ka qaybqaadashadaasi.
Read More...
|
|
|