|    Register
 
Waraysiyo / Interviews















 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Orodyahanka caanka ah ee dhalashadiisu Soomaaliga tahay una orda dalkan Ingiriiska ee Mohamed Farah ayaa loo magacaabay xulka cayaaraha fudud ee dalkan Britain uga qayb gali doona tartanka cayaara fudud ee dunida oo bisha March ka dhici doona magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.    Read More...

Kooxda Napoli ee dalka Talyaaniga ayaa dhigooda kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska waxa ay xalay cayaar ka tirsanayd horyaalka Yurub ku suuldaartay 3-1 taasoo culays aad u fara badan saartay macalinka Chelsea oo cayaartan ka horba aad loo hadal hayey mustaqbalkiisa kooxdan Chelsea.   Read More...

Community News
Helsinki: Helsinki Futsal Tournament HFT 2012 oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay oo ay taariiqdu aheyd 18.02.2012 ayaa lagu qabtay Magaaladda Helsinki ee dalka Finland Tartankan oo ahaa tartan socday hal maalin.

  Read More...

Waxaa taariikhdu markey aheyd 16/02/2012 lagu qabtey Hoolka Jaalliyadaha ee Magaalada Jidda Sacuudi Carabiya xafladdii qorituurka ee Tartanka Horyaalka Kubbadda Cagta ee Jaalliyada soomaaliyeed Magaalada Jidda waxaana ka qeyb galey 27 kooxood waxaana loo qeybiyey 4 Qeybood (groups) waxeyna isku aadeen sida tan:

  Read More...

Community News
Bahwaynta sport ga ee magaaladan London ayaa hormuud ka ahaa soo dhawayntii guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) oo shalay soo gaaray magaaladan si uu uga qaybgalo shirka looga hadlayo siyaasadda Soomaaliya ee ka dhacaya magaaladan London.   Read More...

Somali Basketball
The 26th edition of Somali basketball men’s championship has successfully ended here in Somali capital with Mogadishu port team winning the trophy after humiliating its Somali police club rivals by 80-72 in the final match on Friday afternoon in the presence of Somali deputy Prime minister and minister for defense Hussein Arab Esse, the Somali NOC president and other key government ministers.

  Read More...

Somali Basketball
MUQDISHO: Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa xirmay Horyaalkii 26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.


  Read More...

Champions League
Kooxda Milan aya dharbaaxo kulul ku dhufatay Arsenl xalay markii cayaar ka tirsanayd horyaalka qaaradda Yurub qaybtiisa 16 ka dambe, lugtiisii koowaad kana dhacday garoonka wayn ee San Siro ugu awood sheegatay 4-0.   Read More...

Champions League
Xiddiga xulka qaranka Faransiiska Thiery Henry ayaa caawa la saadaalinayaa in uu cayaari doona cayaartiisii ugu dambaysay ee kooxda Arsenal oo uu xiligan si dayn ahaana kula joogay muddo laba bilood ah, cayaartan oo ka tirsan koobka horyaalka Yurub ayna uga hortagi doonaan kooxda AC Milan.   Read More...

Prem League
Cayaaryahanka kooxda Manchester City iyo xulka Argentine ayaa la filayaa in uu maanta dib ugu soo laabto magaalada Manchester oo uu fasax la'aan uga maqnaa tan iyo 7 dii bishii November ee sanadkii hore ka dib markii ay isku dhaceen macalin Mancini isla markaana ay kooxdu ganaax afka u gelisay.   Read More...

Page 1 of 23First   Previous   [1]  2  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams





























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use