|
News
Scores of football fans and players in the Waberi district in Mogadishu have on Monday afternoon taken to the streets around presidential palace protesting over the occupation of small football field in the district which the government turned into a feeding center for draught- displaced people.
Read More...
|
|
Somali Football
Kabtanka Xulka Qaranka K/cagta Soomaaliya Ciise Aaden Abshir ayaa sheegay in ciyaartooyda “The Ocean Stars” ay diyaar u yihiin kulanka 2-aad ee wareeg horaadka ciyaaraha koobka adduunka ee sanadda 2014 ka dhacaya dalka Brazil, taas oo berri galab xulkeenu la yeelan doono wadanka Ethiopia.
Read More...
|
|
Football
Thousands of cheering chanting Somalis have occupied streets in the Ethiopian capital Addis Ababa as the Somali National Football team landed at Addis airport on Sunday afternoon.
Read More...
|
|
Ururka deegaan-Bile oo ah urur ka shaqeeya horumarinta deegaanka, waxa uu hambalyo hawada u marinayaa xulka qaranka Soomaaliyeed oo galabta soo bandhigay cayaarwanaag, isla markaana soo jiitay dareenka dhalinyarada Soomaaliya, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Read More...
|
|
Football
Ciyaartii ugu horeysay is reeb reebka koobka aduunka ee 2014-ka oo ay Soomaaliya iyo Itoobiya garoonka Al Xaaji Xasan Guuleed ee magaalada Jabuuti galabta ku yeesheen ayaa ku dhamaatay is mari waa 0-0 ah.
Read More...
|
|
Football
The first leg of the 2014 FIFA world cup qualifier clash between Somali and Ethiopian has ended in a goalless draw at the Guled Stadium in Djibouti on Saturday afternoon. During the hotly-contested match each side made many scoring attempts, but all lost golden opportunities.
Read More...
|
|
Somali Basketball
MUQDISHO: Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa uga furmay Horyaalkii 26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan si habsami leh u soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.
Read More...
|
|
Community News
Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo ay u wadadhamaayeen bahda Isboortiga ee reer Finland laguna soo dhaweynayey laacibada qaran kubadda koleyga Marayan Ibraahm Jamac Qaynuun ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Helsinki ee caasimada Finland.
Read More...
|
|
Football
Wiilasha iskuulka Macmuur ayaa 6-0 ugu awood sheegtay wiilasha dhigooda ah ee iskuulka Xamar Jajab ciyaartii furitaanka tartanka dugsiyada oo galabta ka dhacday garoonka Iskuulka Maxamuud Mire ee magaalada Muqdisho.
Read More...
|
|
Somali Olympic
The Somali National Olympic committee has on Wednesday distributed food aid to at least 40 former national team members of different sport and as well as old fans. The food aid distribution was carried out by the Somali NOC’s Famine relief aid program.
Read More...
|
|
|