|    Register
 
Friday, March 12, 2010
Articles

Marlon King was jailed for 18 months on Thursday for groping a young woman in a nightclub and then breaking her nose after she spurned him.

  Read More...

News

Warsaxaafadeed ka soo baxay xaafiiska naadiga Banaadir Telecom ee magaaladda Nairobi ayaa hambalyo iyo boogaadin loogu diray maamulka cusub ee uu yeeshay Urur weynaha SEUKI ee wadanka Sweden, kaas oo todobaadkii hore guddoomiye loogu doortay Mudane Hirey Ahmed Roble.

  Read More...

Xasan Xuseen Kulmiye oo bahda sport ga soomaaliyeed u yaqaanaan Xasan Tiiro waxa uu ka mid ahaan jiray cayartoydii kubadda cagta ee kooxihii Badda iyo Wagad ee sanadihii 1972-1982 kii waxa uuna sidoo kale ka mid ahaan jiray xulkii qaranka kubadda cagta soomaaliyeed asagoo ka soo qaybqaatay cayaaro caalami ah.

  Read More...

News

Tababaraha xulka qaranka da’yarta wadanka Scotland Ross Mathie ayaa si rasmi ah ugu soo daray ciyaartooydiisa weeraryahanka kooxda Celtic wiilka la yiraahdo  Islam Feruz oo ah ciyaaryahan Soomaali ah, lakiin heysta dhalashada wadankaas.

  Read More...

News
The draw for this year’s Cecafa Senior Challenge Cup will be held on October 18 in Nairobi, Cecafa secretary-general Nicholas Musonye said o Thursday.All the 11 Cecafa member nations, as well as guest team Zambia, have confirmed participation in the annual regional tournament to be held from November 28 to December 13 in Nairobi and Mumias.   Read More...

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duraan Faarax ayaa koobka gacanta u galiyay kabtanka kooxda Walaalaha Stars ee magaaladda Nairobi, kaddib markii ciyaartii Finlka ee Koobka Ramadaanka ay rigooreyaal 3-1 uga adkaatay kooxda Buurhindi.

  Read More...

Sabtidii waxaa magaaladda Nairbo ee wadanka Kenya lagu soo gaban gabeeyay Siminaar muddo todobaad ah  u socday garsoorayaasha K/cagta ee wadamada ku hadla Af-ingiriiska ee Anglophone,  ee qaaradda Africa waxaana koorsadaad ka qeyb qaatay garsooreyaal ka socday 25-wadan.

  Read More...

RIO DE JANEIRO – As Rio awoke from a night of celebration after being awarded the 2016 Olympics, Brazil was already looking ahead to years of hard work in what will be a historic time in Latin America's biggest nation.

  Read More...

Cayaartoyda soomaaliyeed ee kubadda cagtu waxa ay soo mareen marxalado iyo xiliyo aad u kala gedisan waxayse dhamaantood ka midaysnaayeen ama isaga mid ka ahaayen raaligelinta bahwaynta cayaaraha jecel gaar ahaan kubadda cagta ee ayagu u soo daawasho tagi jiray garoomada iyo waliba daafaca qarankooda.

  Read More...

Xiriirka kubadda cagta Somalia ayaa dardar cusub galinaya howlihiisa iyo shaqooyinkiisii, isagoo haatan iyo wixii ka danbeeya xooga saari doona sidii uu howlihiisa u gaarsiin lahaa gobolada dalka Somalia.

  Read More...

Page 8 of 16First   Previous   3  4  5  6  7  [8]  9  10  11  12  Next   Last   

    

ani12.jpg

banner240 x 180.gif

babuji copy.jpg

islow copy.jpg

 Clahi copy.jpg

awa copy.jpg

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use