Login
|
Register
Links
Somali Radio
Goal-FM
Somali Sports :
Georgia Youth Sports
Somalisportspress.com
Somaliweek Radio
Somali youth ....
Somali Sports
Somalsports.com
Deeyoo.com
Xiddigaha.ca
Ciyaaro.com
Goolka.com
Somgoal
Ciyaartoy.com
Somali News:
Dayniile.com
Hiiraan.com
Jilibweyn.com
Onkod.net
qaadisiya.com
Shabelle.net
Somaliwayn
Somalitalk.com
International Org.
IOC
Fifa
FIBA
CAF
International Leagues
Home
Teams
Basketball Teams
Football Teams
Community Teams
Events
Video / Audio Clips
FAQ
Contact Us
Interviews
Waraysi "One 2 One"
Wednesday, June 19, 2013
English articles
It
aly and Spain got off their Confederations cup with victories.
Somalia Jubilant at ANOC outcome
Cecafa amends club cup fixtures
Champions: Djibutitelecom FC
Djabuti F President's lunch in London
Oswald declared his interest to succeed Jacque Rogge
Somali under-12 wins London Tourney.
Cecafa Kegame Cup draws in Khartum.
Fifa delegation on Djibouti tour.
Manchester city starlet Abdisalam Ibrahim wants future sorted out.
Tartamada/Competitions
Uefa Under 21 Championship.
French Open 2013
Warka/News
Goolhayihii hore ee naadigii Jeenyo oo ku geeriyooday dalka Ethiopia.(Tacsi)
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: Ilaahay naxariistii jano ha siiyee waxaa dalka Ethiopia dhamaadkii usbuucii tagay ku geeriyooday goolhayihii hore ee naadigii Jeenyo (LLPP)
Axmed Xayir
kaasoo sida la sheegay u geeriyooday xanuun muddo yar hayey.
Read More...
Somali F League
Somali FA organizes professional sports medicine workshop for local nurses
Somali Football has on Wednesday launched a two-day sports medicine workshop for medical university students, hospital nurses and volunteers from Somali Red Crescent society in a bid to increase the quality and quantity of its own professional sports medicine volunteers across the football growing country.
Read More...
Prem League
Ferguson iyo falan-qeynta cayaaraha.com
Alexander Chapman Ferguson wuxuu dhashey maalintii ugu dambeysay ee sanadkii 1941 ama 31 December 1941, isagoo ku dhashey Glasgow oo Scotland ah, wuxuu saaxadda kubadda cagta ku soo jirey muddo dheer, isagoo soo ahaa ciyaartoy xagga weerarka ah, ugana sii gudbey dhanka tababaranimada.
Read More...
Football
Kooxda Ajax oo markii 32aad noqotay Horyaalka Holland.
Ajax ayaa markii 32 aad ku guulaysatay horyaalka dalka Holland ka dib kolkii ay garoonka way nee Amesterdam Arena kooxda ugu hoosaysa heerkan ee William II 4-0 ku quusisay.
Read More...
Football
Galatasaray oo hantiday horyaalkii 19 aad ee dalka Turkiga (Sawiro).
4-2 ayey kooxda Galatasaray ku garaacday kooxda Sivasspor guushaasoo u xaqiijisay horyaalka dalka Turkiga markii 19 aad oo ay kooxdani hantiso ka dib markii ay kooxda ay ku hardamaan koobabka dalkaasi ee Fenerbache ka hormartay 10 dhibcood.
Read More...
Serie A
Juventus oo sanadkii labaad oo xariir ah ku guulaysatay horyaalka Talyaaniga.
Antonio Conte iyo kooxdiisa Juventus ayaa sanadkii labaad ee xiriir ah galabta hantiyey horyaalka dalka Talyaaniga ka dib markii ay kulankoodii ay kaga hortageen kooxda Palermo 1-0 ku dardareen.
Read More...
Tacsi (Faisa C/Qaadir Caddaay) Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid ilaahay naxariistiisa ha siiyee marxuumad Faaisa C/Qaadir Maxamed Caddaay, dhamaan bahwaynta sport ga UK waxa ay tacsi u dirayaan garsoore C/Qaadir Maxamed Caddaay, xaaskiisa, caruurtooda, dhamaan reer Caddaay, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxday marxuumaddu.
Read More...
Community News
Kooxaha Nabadda iyo Elman FC oo isugu soo haray koobka jaaliayadda Mombasa.
Tartanka kubadda cagta ee sanad walba lagu qabto magaala xeebeedka dalka Kenya ee Mombasa ayna isaga horyimaadaan kooxaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaasi ayaa waxaa cayaari kama dambaysta ahayd isugu soo haray kooxaha Nabadda FC iyo Elman.
Read More...
Cecafa
CECAFA encourages peace in Darfur, thinks about Somalia.
The council of east and Central Africa football associations (CECAFA) is taking this year’s CECAFA kagame club cup to the war-ravaged Sudanese regions of Darfur and Gordofan in a bid to encourage peace and football development in the war-torn areas, secretary General Nicholas Musonye announced hete adding that =CECAFA intends taking its tournaments to Somalia too.
Read More...
Champions League
Barcelona oo lagu bahdilay gurigeeda. Barcelona 0-3 Bayer Munich (0-7 Agreggate)
Bayer Munich ayaa caawa guul lama filaana ah ka gaartay lugtii labaad ee kulankii Semi-Finalka ahaa ee ay garoonka wayn ee Neu Camp uga hortagtay kooxda Barcelona ka dib markii ay 0-3 uga talaabsatay sidaasna ugu gudubtay finalkii ugu horeeyey taariikhda koobkan ee ay ku kulmaan laba kooxood ee Jarmal ah.
Read More...
More Articles...
Page 7 of 43
First
Previous
2
3
4
5
6
[7]
8
9
10
11
Next
Last
Search Articles...
Videos
Mo Farah on London Somali Confrence
Universal TV: Xoghayaha GOS
SNTV: Axmed Bile iyo Maxamuud I
Waraysi Muriidi Abanuur-Universal TV
Falanqaynta/Doodaha cayaaraha
Maxaa Qaldan? Sideese loo sixi karaa? (Guji halkan)
Sidee Loo noqdaa Maamule Sport?(Guji halkan)
Copyright 2006 Nissit Ltd
|
Privacy Statement
|
Terms Of Use