|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Community News
Shir aan caadi ahayn oo ay xalay isugu yimaadeen xubnaha ururka SSAUK oo ay ku bahoobeen cayaartoydii hore ee dalka kuwooda ku dhaqan dalkan Ingiriiska ayaa xalay guddoomiye loogu doortay macalinkii xulka qaranka kubadda kolayga Soomaaliyeed C/Raxmaan Guhaad (Shiino).   Read More...

Athletics
Doha, Qatar – Host Qatar’s new generation of promising and talented athletes, along with a junior 1500m runner from Djibouti, stole the show in the athletics events at the 12th Pan Arab Games which were held at the Khalifa Stadium in Doha from 15-20 December while Morocco was the most successful nation in the medal tally.   Read More...

Community News
Iyadoo uu dhowaan soo gaarey magaalada London ciyaar-yahan jamaal cabdilahi cali (jamaal madoowe) oo ka tirsanaan jirey dhalintii cuslaatay ee degmada hawlwadaag, kaasoo ka yimid dalka Denmark oo uu ku nool yahay, ayay bahda ciyaaraha ee Waqooyiga London waxay soo dhoweyn heerkeedu sarreeyo u sameeyeen ciyaar-yahankaas.
  Read More...

Football
In a bid to encourage the promotion of football development activities in the small horn of African country of Djibouti the country’s football Federation has given a huge donation of different kinds of football equipment to the national Under 17 football squad and 60 football clubs across the country.

  Read More...

Football

The President of the transitional federal government (TFG) of Somalia Sheik Sharif Sheik Ahmed has on Sunday inaugurated a ten-day football tournament for teenagers representing the 16 districts that make of the Banaadir region where Somalia’s lawless capital Mogadishu is located.

  Read More...

Champions League
Isku aadka tartanka horyaalka kooxaha horyaalada qaaradda Yurub (Champions League) kuwooda 16 ka ah ee isugu soo haray tartankan qaybtiisa dambe ayaa ka dhacay magaalada Nyon  ee dalka Switzerland ayadoo ay ka soo baxday natiijooyin aan ka farxin taageerayaal badan.   Read More...

Somali Basketball
Gabdhaha xulka kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa galabta guushii labaad ka helay tartanka cayaaraha jaamacadda carabta ka dib markii ay dhigooda dalka Kuwait ugu awood sheegteen 66-47, cayaar aad u xiisa badnayd ayna u soo daawasho tageen taageerayaashii ugu badnaa cayaaraha gabdhaha.   Read More...

Somali Basketball
Xulka gabdhaha kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa maanta cayaartoodii saddexaad ee tartanka jaamacadda carabta ee ka socda dalka Qatar waxaa dhinacooda dhulka dhigay xulka gabdhaha dalka Lubnaan ayagoo uga adkaaday dhibco dhan 87-38.   Read More...

Somali Basketball
The mayor of Somali capital and former basketball player Mahmoud Ahmed Nur who met with Somali women’s basketball team in Doha promised that his administration will give the first priority to the development in sport and in particularly women’s sport which is recovering from years of setbacks and Islamist ban.

  Read More...

Somali Basketball
Waxaa galabta guul taariikhi ah gaaray xulka gabdhaha kubadda kolayga Soomaaliyeed ka dib markii ay afka ciidda u geliyeen xulka gabdhaha ee dalka Qatar cayaar ka tirsanayd tartanka jaamacadda carabta.   Read More...

Page 6 of 22First   Previous   1  2  3  4  5  [6]  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use