|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News

As part of Somali Football Federation’s policy to spread the holding of the peace reviving tournaments throughout all Somali regions, another edition of the competition was concluded in the city of GuriEl in the central Somali region of Galgaduud over the weekend.

  Read More...

Doodaha sporti
Maxamuud Xaaji Ibraahim oo bahda sport ga soomaaliyeed u yaqaanaan Khaliifaani ama macalin Khaliif isla markaana ka mid ah macalimiinta kubadda cagta ee jaaliyadaha soomaaliyeed ee dibadda haatana waxbarasho sport u jooga dalka Talyaaniga ayaa bahda sport ga hordhigay su'aala dhawr ah una baahan jawaab.     Read More...

Somali Football
The Somali Football Federation has vehemently lauded for the job being done by the coach of Somali team in Australia Abdul Haq Mohamed Ahmed whose team promoted to the 1st division in the Western Australia soccer championship this year.

  Read More...

Community News
Xaflad si aad ah loo soo agaasimay isla markaana lagu daahfurayey kooxda kubadda kolayga ee Ilamos ayaa habeenimadii khamiistii ka dhacday xaafadda Tottenham ee waqooyiga magaalada London.   Read More...

Waraysi/Interview

Siciid Xuseen Cayrow waxa uu ka mid ahaa cayaartoydii xulkii kubadda cagta dalkeena Soomaaliya iyo kooxdii caanka ahayd ee xooga dalka (Horseed), waxa uu muddo dheer ka dhexmuuqday daafacii adkaa ee kooxdaasi iyo xulka qaranka asagoo lagu xasuusto in uu ka mid ahaa daafacii fara ku tiriska ahaa ee ayagu xaga weerarkana ku wanaagsanaa.

  Read More...

Community News
Waxaa lagu qabtay hoolka Phill Marten Centre oo ku yaala xaafadda somaalida ku badan ee Moss Side magaalada Manchester xafladdii furitaanka ururka cusub oo lagu magacaabo Somali Sports & Culture Association (SSCA), ururkaan waxaa guddoomiye ka ah mudane Cabdukadir Abubaker Sayid (Abdi kus), guddomiye ku xigeenka koowaad mudane Mohammed Ibrahim (iidow). waxaa goob jooq ka ahaayeen urur kale oo luga magacaabo Moss side sports club (msc) iyo ciyaartoydii hore ee kubada cagta soomaaliyeed .

  Read More...

Somali Football

Wiilasha kubada Cagta ee degmooyinka Yaaqshiid iyo WadaJir ee gobalka Banaadir ayaa galabta xaqiiqsaday in ay usoo talaabeen wareega 4-ta ee semifinalka tartanka nabada gobalka Banaadir oo lixdii maalmood ee lasoo dhaafay ka soconayay garoonka Stadium Banaadir.

  Read More...

Somali Football

Teenage boys representing Wadajir and Yaqshid districts in the war-devastated Banaadir region have on Saturday confirmed to have crossed to the semifinals of the district level football for peace tournament which has been underway at the ill-equipped Banaadir stadium in Mogadishu for past six days.

  Read More...

Community News
Tan iyo markii uu khilaafku soo kala dhexgalay ururka Somali Sports Association (SSAUK) iyo barnaamijka cayaaraha ee telifishanka Universal TV gaar ahaan wariyaha barnaamijkaasi ayaa waxaa si aad isku soo tarayey dadaalka loogu jiray sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafkaasi oo bahwaynta qaarkeed u arkeen mid kala gaynaya bahdan isla markaana aan soo kordhinayn wax faaiido ah.   Read More...

Athletics
Waxaa soo gabagaboobay ciyaarihii 2011 ee Pan Arab Games ee lagu qabtay caasimadda Qatar ee Doha, ayadoo sidii la filayeyba Ciyaarahan Guullo waaweyn ay ka soo hooyeen Cayaartoyda reer Qatar ee martida loo ahaa, uuna tababaray tababaraha Soomaaliyeed ee cayaaraha fudud Jama Aden (Karaiin).   Read More...

Page 5 of 22First   Previous   1  2  3  4  [5]  6  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use