|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Community News
Xaflad casho sharaf ahayd oo uu soo qabanqaabiyey ururka cusub ee bahda sport ga magaaladaasi dhawaantan uga dhawaaqeenisla magaalada Manchester uuna guddoomiyaha ka yahay Cabdi-Kuus laguna soo dhawaynayey macalin Sacad Cumar geedi ayaa xalay ka dhacday magaaladaasi.    Read More...

Maqaal
Gobolka Hiiraan waxaa uu ka mid yahay gobolladda Soomaaliya ugu faca weyn, lana aasaasay xilligii dalka uu ku jiray isticmaarka. Gobolka Hiraan waxaa kaloo uu caan ku yahay kaalintii uu ka soo qaatay xilliggii u dalka isticmaarka ku jiray iyo in ay ka soo baxeen hoggaamiyaal dalka can ka ah sida Cabdullahi Ciise .Adan Cabdulle Cismaan.iyo Shiikh Ali Jimcaale.   Read More...

Prem League
Kooxda Arsenal ayaa markii ugu horeysay horyaalka sanadkan ee dalka Ingiriiska waxa ay kaalinta afaraad uga hormartay kooxaha ay ku loolamayaan kaalimaha hore gaar ahaan kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo ayagu intii ka horeysay ku hardamayey kaalintaasi ka dib markii ay galabta kooxda Queens Park Rangers 1-0 ku suuldaartay.   Read More...

Somali Football
Waxaa shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdishu tartankii degmooyinka gobolka Banaadir oo maalmahanba ka socday garoonka Banaadir ee isla magaaladaasi kaasoo soo jiitay indhaha iyo qalbiga shacbiga magaalada Muqdishu oo ay ka mid yihiin siyaasiyiinta hogaamisa dawladda iyo baarlamaanka ku-meelgaarka ah oo aan lagu arki jirin goobaha cayaaraha kaasoo ay degmada Dharkanleey ku guulaysatay.   Read More...

Somali Football
The Somali Football Federation has successfully concluded the district level soccer for peace tournament in Mogadishu on Friday afternoon with Darkeynley district team wining the trophy after defeating their Yaqshid district rivals by 1-0 in the final match.


  Read More...

Somali Olympic
Waxaa magaalada Dubai lagu soo gabagabeeyey kulan socday 28 – 30 Dec 2011 oo lagu dhiraandhirinayay isla markaana looga tashanayey qorshe hawleedka guddiga Olympikada Somaliyed 2011 – 2014, kaasoo la dejiyey dhammadkii 2010 kii, waxaana ka soo qayb galay Wasaaradda Dhalinyarada & Sportiga, GOS iyo Khubaro Somaliyeed oo ka kala yimid dunida dacaladeeda.   Read More...

Prem League
Xiriirka kubadda cagta ee dalka Ingiriiska ayaa ganaax hal cayaar iyo 20,000 oo geniga Isterliinka ah ku ganaaxay weeraryahanka kooxda Liverpool iyo dalka Uruguay Luis Suarez ka dib markii uu qirtay eedayntii ahayd in uu ku kacay fal akhlaaq-xumo ah cayaartii ay kooxdiisu uga hortagtay kooxda Fulham ee galbeedka London.   Read More...

Somali Football
Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxuyadiin Xasan Jurus oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu u aqoonsaday guddoomiyaha ugu kubad jacaylka badan tartanka degmooyinka ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay in wiilashiisu ay ku guuleysan doonaan koobka degmooyinka marka cayaarta kama dambeysta ah ay jimcaha la yeeshaan degmada Dharkeynley.



  Read More...

Somali Football

The senior vice president and the head of international relations of Somali National Olympic committee Mr. Duran Ahmed Farah described the sudden death of five Somali Football fans on Tuesday evening as ‘the most shocking incident’ in recent years.

  Read More...

Somali Football
At least five Somali football fans have died and 9 others were wounded in a car accident on Tuesday evening as the fans were retuning from Stadium Banaadir where the district level football for peace tournament has been under way for the past several days.

  Read More...

Page 4 of 22First   Previous   1  2  3  [4]  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use