|    Register
 
Warka/News
Community News

Qormadii aan ugu waqlaley NINBA TIMO XAMAR, oo aan ku falan-qeynayay kuna lafo gurayey doodii hal-qabsigeedu ahaa SIDEE LOO HORUMARIN KARAA SPORTIGA SOOMAALIYA ee ka baxdey TVga Universal horaantii bishan sii gabaabsiga ah ee ay maalmaha yari ka harsan yihiin ayaan si aan lagu sii talo-gelin u hakinayaa, sidoo kalena waxaan go'aansadey inaan gebi ahaan laalo oo qeybihii horena laga saaro boggii ay ku daabacnaayeen ee CAYAARAHA.COM.

  Read More...

Maqaal

Tan iyo intii uu soo if baxay is maan-diidka XSKK, waxaa sidii ileys-ka qoraxda u soo bidhaamayey arrimo kala gedisan, kuwaasoo ka daahnaa inta badan bahda ciyaaraha, amuurahaasina waxay banaanka u soo saareen shaqsiyadda iyo  aqoonta qaar badan oo markii horeba siyaabo kala soocan dhowaan gal ugu ahaa bul-sho weyn-ta ciyaaraha, loona heys-tay dad aqoon leh oo xilkas ah, xaalkuna wuxuu noqdey LA MOOD NOQON-SE WEYDAY!!!.

  Read More...

Community News
Waxaa shalay (Arbaco) ka billowday magaaladda Kampala, ee caasimada wadanka Uganda, koobka Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku  nool wadankaas, waxaana ka soo qeyb galay 14-kooxood oo kala socoday magaalooyinka kala duwan ee Uganda.   Read More...

Maqaal

FAALLO: Waxaa faalladan igu dhaliyay ka dib markii aan arkay in dadka qaarkii inay isku qaldayaan halyeeyada Isboorti ee ka howlgala gudaha dalka ay dagaaladu halakeeyeen ee Soomaaliya iyo qurba joog isboorti oo magac ku lahaa Isboortiga, balse muddooyinkan danbe u xuubsiibtay hagardaamada geedi-socodka loogu jiro horumarka isboortiga Soomaaliyeed.

  Read More...

Football
Guddoomiyaha xiriirka K/cagta qaaradda Asia Maxamed Bin Hammaam, ee dhashay wadanka Qadar ayaa maanta ku dhawaaqay inuu la tartamaya ruug cadaaga 13-kii sano ee la soo dhaafay maamulayay xiriirka K/cagta ee FIFA- Joseph Sepp Blatter.   Read More...

Champions League
Xafladii qorituurka isku aadka kooxaha koobka horyaaladda Yurub ee UEFA Chmapions League ayaa goor dhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay magaaladda Nyon ee wadanka Switzerland, iyadoo 8-dii kooxood ee u soo gudbay wareega Quarter-final ay isku arkeen sidan:-   Read More...

Somali F League
Kabtanka xulka qaranka Soomaaliya Ciise Aaden ABshir ayaa loo magacaabay ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa wadanka Soomaaliya 10-kii sano ee la soo dhaafay, ee billowga qarniga 21-aad,  kaddib codbixin ay qaaday shabakada www.somalifootball.com.   Read More...

Somali F League
Somali National Football Team captain Issa Aden Abshir was named the best Somali Football Player in this decade, through voting conducted by the Somalifootball.com. The Ocean Stars forward was successfully set aside his former teammate Yusuf Ali and Banadir FC Midfield Ilyaas Tirow.

  Read More...

Somali Basketball

Waxaa usbuucyadii ugu dambeeyey laga arkayey qaybaha warfaafinta qaarkood barnaamijyo iyo qoraalo ku saabsan khilaaf gaaray heer aad u sareeya oo ka dhex aloosnaa Xiriirka Soomaaliyeed  ee Kubadda Kolayga kaasoo ku soo jiiday GOS in ay ayaguna qayb ka noqdaan khilaafkaasi ugu dambayntiina gaaray heer shaqadii looga joojiyo xoghayihii hore ee XSKK.

  Read More...

Somali F League

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta - Somalia Football Federation (SFF) wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee daneynaya inay noqdaan garoorayaasha K/cagta ee gudaha iyo dibada  inay jirto fursad qaali ah, oo tabartka iyo aqoonkta garsoorka lagu barayo qofkii soo buuxiya shuruudaha laga doonayo.

  Read More...

More Articles...
Page 38 of 42First   Previous   33  34  35  36  37  [38]  39  40  41  42  Next   Last   


Videos

Mo Farah on London Somali Confrence

Universal TV: Xoghayaha GOS

SNTV: Axmed Bile iyo Maxamuud I

Waraysi Muriidi Abanuur-Universal TV

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use