|
Maqaal
Bahda sportiga soomaaliyeed meel kasta oo ay dunidan ballaaran ka joogaan waxaa ka maajiyey ( yaabiyey ) qoraalada aan micnaha laheyn ee uu iska yeere YUUSUF YABAAL shaqada ka dhigtey, kuwaasoo haatan la wada dareen-san yahay ujeedka uu ka leeyahay, tiiyoo hadana si mug leh loo fahmey waxa ku xambaaraya xishood la’aanta uu ku qoro bogiisa waalida ee uu markii horeba taabsadey ( BILI-LIQEYS-TAY ), haddii HAL BOOLI AHI NIRIG XALAAL AH DHALEYSO waa laga akh-risan karaa JAALLE YABAAL inuu noo yeeriyo sida wanaagsan ee loo maamulayo sportiga Soomaaliya, horaa-se loo waayey inay HAL BOOLI AHI NIRIG XALAAL AH DHASHO.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa manta oo ay taariikhdu ku beegnayd 23/04/2011 ka dhacay garoonka Edmonton Leisure centre tartan kubadda cagta ah oo loogu magac daray North London Somali Veteran’s Football Tournament oo ay ka soo qaybgaleen kooxo ka kala yimid dalalka UK iyo Finland.
Read More...
|
|
Somali F League
Elman FC won the 2010-11 of Somalia Football League title, after a 1-1 draw with the defending champions Banaadir Telecom in their final game of the season at Stadium University in Mogadishu on Thursday. It is the first time that Elman have won this competition in five years, preventing runners-up Banadir Telecom to win it back-to-back and SITT Dallo from making their first ever title win.
Read More...
|
|
Somali F League
Kooxda K/cagta ee Elman Football Club ayaa ku guuleystay horyaalka 36-aad ee wadanka Soomaaliya, kaddib markii ay bar-bardhac 1-1 ku kala baxeen kooxda horyaalka difaacaneysay ee Banaadir Telecom, ciyaartii shalay ka dhacday garoonka Jaamacadda ee Magaaladda Muqdisho.
Read More...
|
|
Somali F League
Guddiga Anshaxaha iyo aadaabta ee xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta ayaa maanta ganaaxyo kala duwan dul dhigay kooxda weyn ee Elman FC ee magaaladda Muqdisho, kaddib markii sida ay sheegeen ciyaartooy ka tirsan kooxooda ay u gacan qaadeen garoorihii dhex-dhexaadinayay ciyaartii Elman Vs Horseed.
Waraxaafadeed ka soo baxay Xaafiiska Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta uuna ku saxiixnaa ku simaha xoghayaha xiriirka Xasan Farey ayaa u qornaa sida:-
Read More...
|
|
Maqaal
Waxaa bishan 7 deedii lagu soo daabacay shabadda SSPAMEDIA war xaqiiqada ka fog isla markaana looga beensheegayey magacayga laguna dhaawacayey sharafta iyo wanaaga aan ku dhexleeyahay bulshada sport ga ee soomaaliyeed, gaar ahaana kuwa magaaladan London.
Read More...
|
|
Maqaal
Dadku iyagoo wadaaga fikirka guud, ayay haddana ku kala duwanaan karaan qodobada gun-dhiga hoose u ah mabda'a ay ka siman yihiin ee isku xiraya, kala gedisnaantaas ayaa waxaa keena ama u sabab ah garaadka, waana arrin iska caadi ah inaad aragto labo ruux oo ay isku keentay dan iyaga u gaar ah, inay haddana si isku mid ah u wajihi waayaan xaaladaha kaga yimaada danta ay wada leeyihiin, maxaa yeelay waa danley doon wada saaran, laakiin waa kala maan, taas ayaana kala leexineysa iyaga, arrinkooduna wuxuu isugu biyo shubanayaa TOG-BA TAAGTIIS AYUU ROGMADAA, anna aan raaciyo NIN WALBA CAQLIGIISUU WAX KU CABIRAA.
Read More...
|
|
Serie A
Ka dib markii lagu kala nastay toddobaad ayaa waxaa shalay mar kale dib la isugu soo laabtay tartantankii horyaalka waddanka talyaaniga oo galabnimadii sabtidii ay fureen kooxaha kala ah Brescia vs Bologna iyadoo kooxda Brescia ay kooxda Bologna ku soo dhaweysay 3-1.
Read More...
|
|
Maqaal
Sportiga Soomaaliya gaar ahaan kubadda cagta ayaa la rumeysan yahay inuu sida sportiga caalamka kale u saan-qaadey bilowgii AFARTANAADKA, wuxuuna soo marey heerar kala gedisan, sportigii taariikh-daas dheer lahaa inay wiilal waxaysan aheyn is moodey ay fad-qalalo iyo fawaaxish kula kacaan maaha mid caqliga saliimka ahi aqbali karo, deetona looga aamuso, taasina waa tan keentay gantaalada ridada dheer ee ka dhacaya QALINKAN ka caroodey qaab dhaqanka siloon ee ay bahda ciyaaraha ku bar-tilmaameedsadeen wiilashaas jecel in loogu yeero Tom & Jerry, kuwaasoo ladaabsanaya laqanyadii ay ka leefeen qoraaladooda guracan ee aan laheyn xikmada iyo xishoodka mid-na.
Read More...
|
|
Maqaal
Abuur Eebbe iin laguma sheego Abwaan Soomaaliyeed ayaa laga hayaa, mid kalana wuxuu yiri Abuur Waano La Yaab, waxaa kaloo jira maah-maah oraneysa WAANO ABUURIS BAA KA HOREYSAY, in badan oo ka mid ah bahda ciyaaraha waxaa ka soo harey in-dho wax eega oo kaliya, sababtoo ah waxaysan filaneyn iyo lama arag ayay waayuhu dhaayaha u saareen NIN ADDUUNYO JOOGOW MAXAA ARGATI KUU LAABAN.
Read More...
|
|
More Articles...
|