|
News
War-saxaaadeeda ka soo baxay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray Xafiiska Cayaaraha.com ee magaaladda Muqdisho ayaa lu qeyxay Lix guddi oo ka soo taala bixineysa horumarianta Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cgta iyo guud ahaan K/cagta Soomaaliya sidii ay u noqon laheyd mid waarta oo ka soo kabsata dhibaatooyinkii Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta uu la ciir ciirayay.
Read More...
|
|
News
Waxaa bishaan Mey 15keedii ka bilowdey magaalada kismaayo tartan kubadda cagta oo ah koobka horyaalka cayaaraha dusgiyada magaalada kismaayo.
Read More...
|
|
News
SOMALI CHALLENGE CUP 06 28TH MAY 2006 SUNDAY
CIYAARIHII OO MEELO KULUL WELI MARAYA, STAGE YADII UGU DANBEYEY AYEY SOO GAADHEEN WAXA SHALAY OO BISHI AHAY 28TH MAY 2006 SUNDAY (SEMIFINAL) ISKU SOO AADEY KOOXO AAN KALA DHACAYN OO KHIBRAD IYO QUWAD KU WATA.
Read More...
|
|
Waxaa aad u sii yaraanaysa rajada laga qabo in xiddiga dalka Ingiriiska iyo kooxda Manchester Wayne Rooney uu ka bogsado dhaawaca uu hadda qabo isla markaana kala qaybgalo xulkiisa tartanka cayaaraha adduunka ee bishan Jun 9 keeda ka furmi doona dalka Jarmalka.
Read More...
|
|
News
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Balidoogle ka duulay guddoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta mudane Muxiyaddiin Xasan Cali "Darbawayne" iyo wafdi uu hogaaminayo ayagoo ku sii jeeda dalka Jarmalka
Read More...
|
|
News
Waxaa xalay ka dhacay waqooyiga magaalada London xaflad lagu soo dhawaynayey isla markaana loogu qorituurayey kooxaha ka qaybgalaya tartan kubadda cagta ah oo dhexmaraya lix kooxood oo ka dhisan dalalka yurub kana soo jeeda jaaliyadaha soomaaliyeed ee dalalkan.
Read More...
|
|
News
CAYAARTAN OO MOODEYSEY IN LABADA KOOXOD BA POINTS U TARTAMAYEEN OO KII LAGA LA DHAAFAYO WAXA KOOXDA HAYES TUSTEY CIYAAR AAD U WANAAGSAN OO KHIBRADI KU JIRTO HALKAAS OO KA GOALAL BATEEN KOOXDA HOUNSLOW,
Read More...
|
|
News
Kooxaha Police ee dalka Uganda iyo Moro United ee dalka Tanzaaniya ayaa isugu soo haray koobka kooxaha kubadda cagta ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda dalka Tanzaaniya.
Read More...
|
|
News
xulka Qaranka Soomaaliyeed ee da`doodu ka hooseyso 19-ka sano uu ka qayb galo ciyaaraha Isreeb-reebka ee FIFA Under 17, kaas oo kulanka ugu horreeya xulka Qaranka 17-jirrada Soomaaliyeed ay 18-ka July 2006 dalka Rwanda la ciyaari doonaan, halka kulanka 2-aadna 20-ka July uu ka dhici doono isla waddanka Rwanda.
Read More...
|
|
News
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Olombikada Soomaaliyeed Faarax Weheliye Caddoow Sendiko oo soo gaartay Xafiiska Cayaaraha.com ee Magaaladda Muqdisho
Read More...
|
|
|