|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Macalinka Nabadda fc C/fataax Axmed oo ka mid ah Qurba joogta reer Yurub ee si weyn looga yaqaano Isboortiga Soomaaliya ayaa Safar gaaban ku Yimid Wadanka Kenya.
Ujeedada Safarkiisa ayaa ugu weyneed sidii uu Koox dhanka kubadda Cagta ah uga aas aasi lahaa Wadankan Kenya, iyo sidii uu ula Kulmi Lahaa Xiddigihii iyo Waaya Araggii hore ee Isboortiga Soomaaliya ee Ku Nool Kenya.
  Read More...

Prem League
Daafaca kooxda Bolton iyo xulka qaranka dalka Ingiriiska Gary Cahill ayaa maanta ku gudbay baaritaankii caafimaad ee uu ku maray rugta caafimaadka ee kooxda Chlesea ee ku taala garoonka tababarka ee galbeedka magaalada London waxaana la filayaa in si rasmi loo shaaciyo in uu ka mid noqday kooxda Chelsea maalinta Isniinta ah.   Read More...

Football
Xiddiga naadiga Manchester City iyo xulka dalka Talyaaniga ayaa shalay si lama filaan ah ku booqday dugsiga waxbarashada ee lagu magacaabo Xchaverian College ee magaalada Manchester ka dib markii uu u baahday musqul ama suuli asagoo dabadeena kormmray qaybaha waxbarashada ee college kaasi.   Read More...

Football
The president of Djibouti Football Federation Mr. Hussein Fadoul Dabar has successfully concluded the first phase of a training course for new football referees in Djibouti where football development activities have been successively under sway for the past several years.   Read More...

Community News
Ururka SSCA iyo kooxda Oldd Boys ayaa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomi doonaan cayaaraha kubadda cagta ee cayaartoydii ka cuslaatay kubadda cagta ee jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub, sanad walibana ka dhaca magaalada Manchester ee dalka Uk.   Read More...

Athletics
As Somali sport recovers from years of conflicts the 27th edition of Somali athletics championship commenced in Mogadishu with 85 athletes representing 6 ‘division one clubs’ taking part in the 5 day-long competition.

  Read More...

Football
Nearly 30 young football coaches in Djibouti have benefited from CAF level C coaching course which successfully concluded at the Djibouti Football Federation technical centre over the weekend.

  Read More...

Community News
Xaflad lagu soo dhawaynayey guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga mudane Dr Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan John) iyo cayaaryahankii hore ee naadigii kubadda cagta ee Badda Xamsa Sayid Xamsa ayaa habeen hore ka dhacday maqaayadda walaalaha ee waqooyiga London.   Read More...

Waraysi/Interview
Mar aan booqasho gaar ah ku tagay magaalad Seattle ee USA ayaan waxaan daawaday arbaco 16kii november cayaartii Ethiopia v Somalia oo qof damiir soomalinimo ku jirto uusan jecleysan laheyn in uu fiirsado guuldaradii nagu dhacday, waxaanan ka dib go’aansaday si aan wax badan uga ogaado halka ay arintu ka liidato in sidii saaxibkayga Maxamuud uu bilaabayba in aan wax ka weydiiyo bahda sport ga ee dalka USA gaar ahaan kuwooda khibradda u leh kubadda cagta.   Read More...

Somali Olympic
A meeting which intended to draw the Somali National Olympic committee work plans for 2012-2014 was concluded in Dubai with good decisions taken there according to the Somali NOC senior Vice president for international relations Duran Ahmed Farah.

  Read More...

Page 3 of 22First   Previous   1  2  [3]  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use