|
News
Xiddiga xulka Brasil ee Ronaldo ayaa caawa la sinmay gooldhaliyihii ugu goolasha badnaa tartanka cayaaraha adduunka Gerd Muller oo u dhashay dalka Jarmalka ka dib markii uu caawa laba gool ka dhaliyey cayaartii uu xulkiisu 4-1 uga adkaaday xulka Japan.
Read More...
|
|
News
Qoraal uu caawa soo saaray xiriirka kubadda cagta ee dalka Talyaaniga ayaa lagu shaaciyey kooxaha iyo shaqsiyaadka la horgayn doono maxkamad la xiriirta baaritaankii uu usbuucyadanba waday xiriirkaasi lana xiriirtay musuqmaasuqa.
Read More...
|
|
News
Ghana 2-1 USA. Xulka dalka Ghana ayaa maanta noqday xulkii shanaad ee qaaradda Afrika ee u gudba wareega labaad ee taariikhda tartanka kubadda cagta adduunka ka dib markii uu xulka dalka USA ama Maraykanka uu uga adkaaday laba gool iyo hal.
Read More...
|
|
News
Waxaa heer gabagabo ah taagan wareegii hore ee tartanka kubadda cagta ee dunida oo si saraaxad leh uga socda magaaloyinka kala gedisan ee dalka Jarmalka.
Read More...
|
|
News
Xulka Brasil ayaa maanta u soo gudbay wareega labaad ee koobka adduunka ka dib markii uu xulka Australia 2-0 uga adkaaday cayaar aad u xiisa badnayd.
Read More...
|
|
News
Ururka cayaaraha iyo dhaqanka ee Denmark Københavns Internationale Klub (KIK) ayaa casuumaad u fidiyey wafdi ka socda xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta.
Read More...
|
|
News
Xulka dalka Argentine ayaa shalay cayaar ka tirsanayd tartanka koobka adduunka oo ay uga hor yimaadeen xulka dalka Serbia and Montenegaro 6-0 beerka u geliyey.
Read More...
|
|
News
Cayaarihii ka tirsanaa koobka adduunka ee maanta ayaa waxaa cayaartii koowaad ku dhexmartay garoonka AOL ee magaalada Hamburg ayaa waxaa si saraaxad leh 3-0 ugu adkaaday xulka dalka Ecuador.
Read More...
|
|
News
Xulka dalka martida loogu yahay cayaaraha tartanka koobka adduunka ee Jarmalka ayaa xalay si dirqi ah ugu soo gudbay wareega labaad ee tartankaasi ka dib markii uu xulka Poland 1-0 uga adkaaday.
Read More...
|
|
News
Akhristayaal kooxda Jarmalka oo ayadu cayaartoodii koowaad ee tartankan 4-2 uga soo adkaatay xulka Costa Rica hadana ma aysan soo bandhigin cayaar aan ku faani karno iyo waliba daafac aan oran karo waa ay iska caabin doonaan kooxaha kulkulul haddii aysan wax ka badalin.
Read More...
|
|
|