|
Axmed Maxamuud Cabdalla (Tigana) waxa uu ka mid yahay xubnaha ugu firfircoon bahwaynta sport ga ee dalkan UK gaar ahaan magaaladan London isla markaana waxa uu ku caan baxay ama ay bahdani aad ugu yaqaanaan gabayo iyo hadal murtiyeedyo aad u qiima badan oo uu dhawaanahan ka tiriyey goobo dhawr ah oo ay bahdani ku kulmeen kuwaasoo ka turjumaya xaqiiqda dhabta ah eek a dhex jirta bahdan.
Read More...
|
|
Somali Football
Kooxaha Savana FC iyo Banadir Telecom ayaa galabta bar-bar dhac 0-0 ku kala baxay ciyaartii ay iska horyimaadeed garoonka Jaamacadda ee magaaladda Muqdisho ee ka tirsaneyd horyaalka 36-aad ee wadanka Soomaaliya.
Read More...
|
|
Somali Football
Somali Football League (Seria A) 2010-2011 kicked off with today as tens of thousands filled University Stadium in Mogadishu for the first time in four years, despite the conflict that is still forcing people to flee their homes in and around the capital.
Read More...
|
|
Somali Football
Markii uu furmyey Hoyaalkii Kubadda Cagta ee Soomaaliya waxay dadka daawaneyey ay Maqlayey Daryanka Madaafiicda ay is weydaarsanayeen Kooxaha isaga soo horjeeda Magaalada Muqdisho hase yeshee dadka oo muddo Shan aan daawan Horyaal ayaa dheq jalaq u siinin Madaafiicda dhaceysey wuxuuna Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya uu ka furmey Garoon aan sidaa loo aqoon oo ku dhex yiiley Kulayadii Siyaasada iyo Saxaafada ee Jaamacadda Ummada Soomaliyeed maadaama Garoomadii waaweynaa ee Kubada Cagta ay xireen Dagaala aan dhamaadka lahayn ee ka socda Magaaladda Muqisho waxaana Furitaanka ka soo qaybgaley Taageerayaal aad u fara badan Madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyed iyo Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta iyo Masuuiliyiin ka socotey Dowlada Federaalka.
Read More...
|
|
Banadir Region team have won the Regional Peace and Development tournament for the 3rd time in their history after a dramatic 1-0 victory over Bari province on Friday in Mire Aware Stadium in Garowe.
Read More...
|
|
Football
Waxaa waraysi aad u dheer u siiyey shabakadda iyo radio ga cayaaraha ee Somaliweek.com C/Fataax Aaden Warsame "Marayare" oo ah aqoonyahan u ololeeya horumarinta iyo daryeelka ubadka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto kaasoo uu uga hadlay arimo badan oo taabanaya wanaaga iyo sharafta ay mudan yihiin cayaartoydii hore ee Soomaaliyeed.
Read More...
|
|
This is an inspiring story of a young man who embodies the kind of hope and perseverance we all need in life. Faisal Aden plays basketball for Washinton State University and is having an EXCEPTIONAL season.
He’s averaging 22 points per game and is having an enormous impact on the court. As the title suggests, he was once a young boy in Somalia without hope, and today he’s bcome a basketball star who might be the first Somali in the NBA one day, let’s all hope!
Read More...
|
|
News
Xulka qaranka K/cagta Soomaaliya ayaa galabta guuldarro kala kulmay ciyaartii uu la yeeshay wadanka Burundi ee ka tirsaneyd koobka qaramada kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa waxaana ciyaartaas xulka soomaaliya looga badiyay 2-0.
Weeraryahanka xulka Burundi Nahimana Claude ayaa daqiiqadii 18-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta gool u dhaliyay wadankiisa Burundi, iyadoo qeybtii hore ee ciyaartu ay ku soo idlaaay 1-0.
Read More...
|
|
Cabdi Maxamed Maxamuud ‘CABDI YARE’ wuxu ku dhashey xafadda Boondhere sanadkii 1958, wuxuuna waxbarashadiisa ilaa dugsiga sare ku soo dhamaystay magaalada Mogadishu ee caasimadda dalka. Cabdi Yare wuxu ka mid ahaa dhalinyaradii ku soo barbaartay xaafadda MANAPOLIO oo ah xuduudka aay ku kulmaan degmooyinka boondheere iyo shibis ee gobolka banaadir, asagoo halkaasina ka bilaabay cayaarta kubadda cagta asagoo aad u da’yar, wuxuuna ku biiray oo uu muddo ka tirsanaa kooxdii kubadda cagta ee Wagad (FIAT) asagoo dhinaca kalena muddo gaaban la joogay kooxdii hawlaha guud ama Jeenyo.
Read More...
|
|
Waxaan dhamaan akhristayaasheena uga cudurdaaranaynaa ciladda ku timid shabakaddan waxaanan rajaynaynaa in aan xiliyada dhaw dib u soo sixi doono ciladdan farsamo.
Fadlan ka raali ahaada qaladkan dibna noo soo booqda xiliyada dhaw.
|
|
|