|
News
Kooxda Alhijra oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa galabta ku guulaysatay koobkii Eurosom 2006 oo beryahan ka socday magaalada Oslo ee dalka Norway.
Read More...
|
|
News
Ciyaartii ugu danbaysay tartanka ciyaaraha EUROSOM intaanan la gaarin ciyaaraha Semi-finalka ayaa galabta ka dhacday garoonka uu tartankani ka socday. Ciyaartan oo xiiso badnayd ayaa waxaa isku haleelay kooxaha Waaberi FC ee ka socotay koonfurta London-UK iyo kooxda KANAVA oo matalaysay caasimada Finland ee Hilsinki.
Read More...
|
|
News
Xiddiga u dhashay dalka Maraykanka isla markaana haysta horyaalka orodka 100m ee adduunka iyo kan Olymbikadaba Justin Gatlin ayaa la sheegayaa in uu qarka u saaran yahay in uu la kulmo ganaax aad u culus.
Read More...
|
|
News
Tartankii ciyaaraha EUROSOM ee ay isku arkayeen 10ka kooxood ee xubnaha ka ah ururka ayaa weli si habsami ah uga socda magaalada Oslo ee caasimada Norway, iyadoo ay ciyaaruhu maalinba maalinta ka danbaysa sii adkaanayaan, xiisahooduna uu sii kordhayo, maadaama loo sii dhawaanayo hanashada koobka.
Read More...
|
|
News
Waxaa maanta dalka ka dhoofay xulka kubadda cagta ee da'doodu ka yar tahay 17 ka sano ayagoo u kicitimay dalka Kenya halkaas oo ay uga sii gudbi doonaan dalka Rwanda oo ay cayaar kula yeelan doonaan xulka dalkaasi.
Read More...
|
|
News
Sidii caadada ahaydba waxaa maanta oo Khamiis ah, taariikhduna ay tahay 27ka Luulyo 2006 la isugu yimid ciyaarihii 8aad ee tartanka Eurosom Oslo, waxaana ka dhacay garoonka Jordal Kunstgress cayaaro xiiso leh.
Read More...
|
|
News
Orodyahan Caanka ah ee Soomaaliyeed ee u orda wadankan sweden Mustafa Mohamed ayaa muujiyay inuu ka mid yahay ragga ugu horeeya orodada Aduunkan aynu ku nool nahay ka dib markii uu ka galay kaalinta 3aad orodka 3000 ee qoray ka boodka tartankii caalamiga ahaa ee lagu qabtay wadankan Sweden, kaas oo ay ka soo qaybgaleen xidigaha aduunka oo dhan.
Read More...
|
|
News
Tartankii 8aad ee ciyaaraha EuroSom 2006 ayaa weli si habsami leh uga socda garoonka Jordal Kunstgress ee Magaalada Oslo, Caasimada Norway. Maanta ayaa cayaaraha la billaabay waqti hore oo 2da duhurnimo ah iyadoo ay cayaartii hore ay dhex martay kooxaha Oslo Norway iyo Birmingham UK.
Read More...
|
|
News
Tartankii 8aad ee ciyaaraha EuroSom 2006 ee Oslo Norway ayaa maanta oo Talaado bishu ay tahay 25ka ay cayaartii 1aad wada cayaareen kooxaha SOKOA-Norway iyo Waaberi-UK.
Read More...
|
|
News
Kooxihii dalka Talyaaniga ee ganaaxa la dul dhigay bishan 14 keedii ayaa maanta ganaaxoodii la dhimay ama la khafiifiyey ka dib markii ay racfaan ka qaateen xukunkaasi, waxaana qaar laga dhimay dhibcihii horey looga jaray.
Read More...
|
|
|