|    Register
 
Wednesday, January 07, 2009
Articles

Taariikdu waa maaddo muhiim u ah ciddii kaydsataa. Waa macallin dadka baro kala doorashada go’aannnada iyo talooyinka. Waa iftiin bidhaansha aayaha iyo mustaqbalka wadanka uu tiigsado , kana dhiga soo noqnoqoshada qaldaadka.

  Read More...

News
waxaa xaafadda buulo xuubey ee magaalada muqdisho ka dhacdey rabshado u dhexeeya ciidamadda maxkamada islaamiga ah ee madiina iyo dhalinyaro doonayey inay daawadaan cayaar ka tirsan premiershipka england oo u dhexeysey kooxaha Manchester U iyo Arsenal.   Read More...

Xulka qaranka kubadda cagta oo da'doodu ka hoosayso 20 jirada ayaa xulka dalka Zansibaar 2-0 uga adkaadeen kulankoodii saddexaad ee tartanka bariga iyo bartamaha Afrika.   Read More...

News
Wasiirka sportiga iyo dhalinyarada xukuumada federaalka soomaliya mudane Mowliid Macaan ayaa sheegey in xiriirka soomaliyeed ee kubadda cagta ay waajib ku tahay inay hoos yimaadaan wasaaradda uu isaga masuulka ka yahay.   Read More...

News
Cayaaryahanka kubadda cagta ee dalka Argentine Juan Román Riquelme ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu ka fariistay cayaaraha caalamiga ah ka dib markii ay hooyadiis u adkaysan wayday dacaayadaha lagu hayo.    Read More...

Akhristayaal waxaan barnaamijkayaga raad raac ee usbuucan ku soo qaafdanaynaa orodyahan Maxamed Saleemaan oo u dhashay dalkeena Soomaaliya balse haysta dhalashada dalka Qatar una soo hooyey bilado fara badan dalkaasi.

  Read More...

News
Xiddiga kubadda Tenniska dheer ee Roger Federer ayaa sanadkii saddexaad oo xariir ah ku guulaystay koobka kubadda Tenniska ee US Open 2006 oo had iyo goor lagu qabto magaalada New York ee carigaasi Maraykanka.   Read More...

News
Xulka kubadda cagata dalka soomaliya oo ka qayb galaya tartanka da'yarta under-20 ee bariga iyo bartamaha qaaradda afrika ee ka bilowdey dalka Burundi ayaa la kowsadey guuldaro.
  Read More...

News

Waxaa Dugsiga Al-Farxaan ee magaalada Muqdisho laga  Furay  isla markaana si rasmi ah uga bilowday Tartanka Horyaalka Dugsiyada ee Kubadda Miiska (Table Tennis) oo uu   soo agaasimay Xiriirka  Soomaaliyeed ee Kubadda Miiska .

  Read More...

News

Sida caadada u ah cayaaraha kubada miiska , waxaa sanad walba lagu qabtaa wadamada dunida wadan ka mid ah 12kii ciyaartooy ee ugu wanaagsanaa cayaaraha kubada Miiska.

  Read More...

Page 20 of 34First   Previous   15  16  17  18  19  [20]  21  22  23  24  Next   Last   

    

1583tacsiiyo.jpg

abfi.jpg

abdi.jpg

Shiikha1.jpg

shiis.JPG

cafiifi.JPG

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use