|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Casho sharaf lagu soo dhaweynayay xiddigga  kubadda koleyga xulka qaranka dalka Qatar iyo naadiga Alrayyaan Yasiin Muuse Ismaaciil ayaa habeenimadii xalayto oo ay ku  beegnayd taariikhda 07/15/2010 lagu qabtay  makhaayadda Marina Grill oo ku taallaa North East Minnesota.

  Read More...

News

Garsooraha Kubadda Koleyga ee Caalamiga ah Suleymaan Maxamed Cali ayaa waxaa ay xiriirka kubadda koleyga Africa ay u dooratay inuu ka mid noqdo garsoorayaasha dhexdhexaadinaya ciyaaraha gabdhaha da`dooda ka hoseysa 18-jirada kaas oo magaalada Cairo ee dalka Masar ka dhacaya 29-July 06 August 2010.

  Read More...

A5 leaflet.jpg   

Haddii alaha awoodda lihi ogolaado waxaa bishan aynu ku jirno 26 keeda ka furmi doona garoonka Linford Christie ee galbeedka London tartanka Somali football Festival oo ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah cayaartoydii caanka ka ahayd dalka. Kooxaha ayaa isku arki doona sidan:

  Read More...

News
Xulka kubadda cagta ee dalka Spain ayaa caawa markii ugu horeysay ku guulaystay koobka kubadda cagta adduunka ka dib markii ay cayaartii kama dambaysta ahayd ee koobka adduunka 2010 ka 1-0 uga adkaadeen xulka dalka Holland, gookaasoo uu daqiiqadii 116 aad u dhaliyey xiddigooda Inniesta.   Read More...

News

Habeenimadii khamiistii aynu soo gudubnay ayaa waxaa lagu qabtay maqaayadda Carven ee xaafadda Edmonton xaflad si aad ah loo soo agaasimay ayna si wada jir ah u soo abaabuleen bahda sport ga ee waqooyiga London taasoo lagu soo dhawaynayey isla markaana lagu sagootinayey Eng Axmed Ciise Kirish.

  Read More...

News
Xulka k/cagta dalka Spain ayaa markii ugu horeysay taariikhda soo gaaray ciyaarta kama dambeysta koobka Adduunka,ka dib markii uu guul ka gaaray kulankii ay la ciyaareen da'yarta dar darta xoogan ku socotay ee Germany.
 
  Read More...

News
Dhamaan xubnaha iyo maamulka ururwaynaha SSAUK oo ay ku midaysan yihiin qaar badan oo ka mid ah cayaartoydii iyo macalimiintii hore ee dalka ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan odayga bahdan isla markaana ah cayaartoyga ugu horeeyey bahdan reer UK Shaacir Shiikhow Jalbe geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkiis Daahir Shiikhow waxayna ilaahay ug baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo asaga iyo dhamaan reer Shiikhow Jalbe na uu ka siiyo samir iyo iimaan.   Read More...

News

MUQDISHO: Garoonka Dugsiga sare ee Booliska [Scuola Polizia] ee magaalada Muqdisho Waxaa si habsami leh uga socda tartanka xiddigaha wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana galabta kulmay  xiddigaha Action Vale vs. SDSC  waxaana si xarago leh guusha kula hoyday 69-57 xiddigaha Somali Diaspora Sports and Culture (SDSC).

  Read More...

Xaflad aad iyo aad looga soo shaqeeyey oo ay ka soo qeybgaleen halyeeyadii Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo hadda ah Guddiga la magac baxay SOMALI RUNNERS COMMUNITY ORGANIZATION ayaa lagu qabtay magaaladda Mineapolis taa oo lagu falanqeynaayey waxyaabihii u qabsoomay Guddigani muddadii yareed uu dhisnaa.

  Read More...

Page 2 of 28First   Previous   1  [2]  3  4  5  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use