|
Community News
Iyadoo uu dhowaan soo gaarey magaalada London ciyaar-yahan jamaal cabdilahi cali (jamaal madoowe) oo ka tirsanaan jirey dhalintii cuslaatay ee degmada hawlwadaag, kaasoo ka yimid dalka Denmark oo uu ku nool yahay, ayay bahda ciyaaraha ee Waqooyiga London waxay soo dhoweyn heerkeedu sarreeyo u sameeyeen ciyaar-yahankaas.
Read More...
|
|
Football
In a bid to encourage the promotion of football development activities in the small horn of African country of Djibouti the country’s football Federation has given a huge donation of different kinds of football equipment to the national Under 17 football squad and 60 football clubs across the country.
Read More...
|
|
Football
The President of the transitional federal government (TFG) of Somalia Sheik Sharif Sheik Ahmed has on Sunday inaugurated a ten-day football tournament for teenagers representing the 16 districts that make of the Banaadir region where Somalia’s lawless capital Mogadishu is located.
Read More...
|
|
Champions League
Isku aadka tartanka horyaalka kooxaha horyaalada qaaradda Yurub (Champions League) kuwooda 16 ka ah ee isugu soo haray tartankan qaybtiisa dambe ayaa ka dhacay magaalada Nyon ee dalka Switzerland ayadoo ay ka soo baxday natiijooyin aan ka farxin taageerayaal badan.
Read More...
|
|
Somali Basketball
Gabdhaha xulka kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa galabta guushii labaad ka helay tartanka cayaaraha jaamacadda carabta ka dib markii ay dhigooda dalka Kuwait ugu awood sheegteen 66-47, cayaar aad u xiisa badnayd ayna u soo daawasho tageen taageerayaashii ugu badnaa cayaaraha gabdhaha.
Read More...
|
|
Somali Basketball
Xulka gabdhaha kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa maanta cayaartoodii saddexaad ee tartanka jaamacadda carabta ee ka socda dalka Qatar waxaa dhinacooda dhulka dhigay xulka gabdhaha dalka Lubnaan ayagoo uga adkaaday dhibco dhan 87-38.
Read More...
|
|
Somali Basketball
The mayor of Somali capital and former basketball player Mahmoud Ahmed Nur who met with Somali women’s basketball team in Doha promised that his administration will give the first priority to the development in sport and in particularly women’s sport which is recovering from years of setbacks and Islamist ban.
Read More...
|
|
Somali Basketball
Waxaa galabta guul taariikhi ah gaaray xulka gabdhaha kubadda kolayga Soomaaliyeed ka dib markii ay afka ciidda u geliyeen xulka gabdhaha ee dalka Qatar cayaar ka tirsanayd tartanka jaamacadda carabta.
Read More...
|
|
Football
The Organizing committee of the 2011 CECAFA Tusker challenge cup has picked up Somali International football Referee Wiish Hajji Yeberow to officiate Saturday’s final match between Uganda and Rwanda at the Dar Es Salaam national Stadium.
Read More...
|
|
News
The Prime minister of the transitional federal government (TFG) of Somalia Dr. Abdi weli Mohamed Ali has officially appointed former national basketball team member Bashir Yusuf Mohamed as the Somali National sports and youth coordinator for the office of Somali Prime minister.
Read More...
|
|
|