|    Register
 
Friday, November 21, 2008
Articles
Xubintayada Raad Raac oo aan ku soo qaadano cayaartoyda Soomaaliyeed ama kuwa dhiiga ku leh soomaalida ee ka cayaara amaba mustaqbalka ku leh cayaaraha caalamiga ah ayaan maanta ku soo qaadanaynaa cayaaryahanka kubadda cagta Fabio Liverani.   Read More...

News
Waxaa magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga si xiisa leh uga socda tartan kubadda cagta ah oo loogu magac daray mid ka mid ah dadkii magaca ku lahaa isboortiga soomaalia waa marxuum SAALIM GOCOSO oo dhawaantan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
  Read More...

News
Tartan kubadda cagta ah ayna ka soo qaybgaleen ilaa afar kooxood iyo waliba xaflad si aad u heer saraysa loo soo agaasimay ayaa habeenimadii talaadada ahayd ka dhacay xaafadda Tottenham ee waqooyiga London.   Read More...

News
Xulalka kubadda cagta, kolayga iyo cayaaraha fudud ee dalkeena Soomaaliya ayaa diyaargaraw ugu jira ka qaybgalka tartanka cayaaraha Zone ka shanaad ee Afrika oo da'doodu ka yartahay 20 ka sano kana dhacaya dalka Kenya 1-5 December.   Read More...

News
Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa qoraal uu soo saaray shalay uga joojiyey xulka iyo kooxaha dalka Kenya ka qaybgalka cayaaraha caalamiga ah.   Read More...

News

Cayaaryahanka lagu magacaabo Nikola Mijailovic una safta kooxda Wisla Krakow ee dalka Poland ayaa waxaa uu xiriirka kubadda cagta ee qaaradda Yurub dul dhigay ganaax shan cayaarood oo ka mid ah tartamada qaaraddan.

 

  Read More...

News
Waxaa ka dhacay dalalka kala gedisan ee qaaraddan Yurub cayaaro kubadda cagta ah iyo xaflado ay jaaliyadaha soomaaliyeed ku waynaynayeen bisha barakaysan iyo waliba ciidda ciidulfitriga ee ka dambaysay.   Read More...

Bahda cayaaraha.com waxa ay dhamaan akhristayaasheeda iyo bahwaynta cayaaraha dalka ugu hambalyeynayaan maalinta ciidul fitriga ah oo ku beegan maalinta berrito ah waxayna ilaahay uga baryayaan dhamaantood in uu ducadooda iyo cibaadadoodiiba aqbalo sanadka xigana ku gaarsiiyo barwaaqo iyo bash bash.   

Bal aan isla aragno xaalka guud ee soomliya xaga sport -ga.,dhibaatoyinka ka dhacay soomaliya ma aaysan burburin wax yaabaha maadiga ah, laakin waxay sidaa si la mid ah u burburary ba’an ka soogaray xaga macnawiyaadk dadka.

  Read More...

 

  Read More...

Page 18 of 37First   Previous   13  14  15  16  17  [18]  19  20  21  22  Next   Last   

    

1583tacsiiyo.jpg

DSC05733.JPG

shiis.JPG

qaranka.JPG

cafiifi.JPG

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use