|
News
Warar lagu kalsoonaan karo oo aanu ka helayno ilo ku dhaw dhaw hogaanka guddiga olimbikada soomaaliyeed ayaa sheegaya in guddigan uu ansixiyey guddiga olimbikada adduunka oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan IOC.
Read More...
|
|
News
Waxaa bishan aynu ku guda jirno 3-6 deedii ka dhacay magaalada Amestardam ee dalka Holland shiray isugu yimaadeen dhamaan xubnaha ururkaasi looguna diyaargaroobayey tartanka qaboobaha ee Amestardam 2006.
Read More...
|
|
News
Xiriirkii kubadda cagta ee dalka Kenya ayaa la kala diray maalintii sabtidii ahayd ee aynu soo dhaafnay, ka dib markii ay wasaaradda cayaaruhu sheegtay in ay si saraaxad leh uga jawaabi waayeen ganaaxii ay FIFA dul dhigtay.
Read More...
|
|
News
Cabdulkadir Ciise Biyooleey oo ka mid ahaa cayaryahanadii qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka tirsanaa naadigii Horseed ayaa booqasho gaaban ku yimid magaalada Stockholm ee wadanka Sweden.
Read More...
|
|
News
waxaa galabnimadii jimcaha lasoo gebagabeeyey koobkii loogu magac daray marxuum kabtan SAALIM GOCOSO oo dhowaantan ka socday maagaalada jidda ee boqortooyada sacuudiga waxaana isaga hor yimid labada kooxood ee muqdisho iyo somalifruit.
Read More...
|
|
News
Shirwaynaha Xiriirka Addduunka ee Feerka (AIBA) oo soconaya 30ka Oktoobar illaa 6da November 2006 ayaa ka dhacaya Hoteelka Melia oo ku yaal caasimada dalka Dominican Republic ee Santo Domingo.
Read More...
|
|
News
Maanta oo bisha Sept ay ku beegantahay 5 ayaa ururka saxafiyinta Sportiga Soomaliyeed waxaa uu qabtay munaasabad qado sharaf ahayd oo lagu soo dhaweynayay guddoonka iyo guddiga fulinta cusub ee GOS.
Read More...
|
|
News
Muddo ka yar todobaad markii la doortay hogaanka cusub ee uu yeelanayo guddiga olimbikada soomaaliyeed ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya sida uu guddoomiyihii hore uga soo horjeedo doorashadaasi ayadoo waliba la helay warqad la sheegay in lagu shirqoolayey guddigan cusub.
Read More...
|
|
Tariikhdu waa shey aadamigu aanan sina ku ilaabin ,waana xasuustii ragga. aqoon dari shalay ka dhacday waxa badan ayey ku bartaa waxa badna ku weysaa. Waxa sideedaba damiirku aadamuhu diidaa ama ka damqadaa marka runta been laga dhigo,
Read More...
|
|
News
Shir aan caadi ahayn oo ay guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ku qabteen hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay hogaan cusub oo uusan ka dhexmuuqan Faarax Wehliye Caddow "Sindiko".
Read More...
|
|
|