|
Community News
White star FC is inviting all friends, families and supporters to the presentation of the club on Thursday 2nd June at Northumberland park community school at Trulock Road Tottenham, London , N17 0PG.
|
|
Somali Football
Said Mohamud Nor, President of the Somali Football Federation (SFF) has narrowly escaped an assassination attempt in Mogadishu on Sunday afternoon, after unknown gunmen attacked his vehicle which was heading towards the Federations HQ, as the president was on his way to attend a meeting.
Read More...
|
|
Somali Football
Guddoomiyaha xiriirka K/cagta Soomaaliya Saciid Maxamuud Nuur ayaa ka bad-baaday shirqool laga yaabo in lagu dililahaa, kaddib markii ay rasaas ku fureen gaarigiisa kooxo maleeshiyo ah oo aan heybtooda la gareneyn.
Read More...
|
|
Somali Football
Weeraryahanka Xulka qaranka K/cagta Soomaaliya Ciise Aaden Abshir ayaa Arbacadii ku biiray kooxda Elverum FC ee wadanka Norway, waxana sida uu Faarax Blue u sheegay uu la saxiixday kooxda Elverum qandaraas kooban oo muddo lix bilood ah, iyadoo marka uu dhammado ay dhici karto inuu u saxiixo heshiis muddo dheer ah.
Read More...
|
|
Somali Basketball
Intiinii la socotey waxaan si saadaal ah u shaaciyey inuu ciyaar-yahankii hore ee kubad qeybiyaha u ahaa kooxdii shidneyd ee ku xaragoon jirtey kubadda koleyga ee Wakaaladdii Batroolka Ummadda Siciid Faarax noqon doono Xog-hayaha soo socda ee xilkaas dhabarka u ridan doona, qoraalkaas hore ee saadaasha ahaa halkaan ka akh-riso.
Read More...
|
|
Maqaal
Bahda sportiga soomaaliyeed meel kasta oo ay dunidan ballaaran ka joogaan waxaa ka maajiyey ( yaabiyey ) qoraalada aan micnaha laheyn ee uu iska yeere YUUSUF YABAAL shaqada ka dhigtey, kuwaasoo haatan la wada dareen-san yahay ujeedka uu ka leeyahay, tiiyoo hadana si mug leh loo fahmey waxa ku xambaaraya xishood la’aanta uu ku qoro bogiisa waalida ee uu markii horeba taabsadey ( BILI-LIQEYS-TAY ), haddii HAL BOOLI AHI NIRIG XALAAL AH DHALEYSO waa laga akh-risan karaa JAALLE YABAAL inuu noo yeeriyo sida wanaagsan ee loo maamulayo sportiga Soomaaliya, horaa-se loo waayey inay HAL BOOLI AHI NIRIG XALAAL AH DHASHO.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa manta oo ay taariikhdu ku beegnayd 23/04/2011 ka dhacay garoonka Edmonton Leisure centre tartan kubadda cagta ah oo loogu magac daray North London Somali Veteran’s Football Tournament oo ay ka soo qaybgaleen kooxo ka kala yimid dalalka UK iyo Finland.
Read More...
|
|
Somali Football
Elman FC won the 2010-11 of Somalia Football League title, after a 1-1 draw with the defending champions Banaadir Telecom in their final game of the season at Stadium University in Mogadishu on Thursday. It is the first time that Elman have won this competition in five years, preventing runners-up Banadir Telecom to win it back-to-back and SITT Dallo from making their first ever title win.
Read More...
|
|
Somali Football
Kooxda K/cagta ee Elman Football Club ayaa ku guuleystay horyaalka 36-aad ee wadanka Soomaaliya, kaddib markii ay bar-bardhac 1-1 ku kala baxeen kooxda horyaalka difaacaneysay ee Banaadir Telecom, ciyaartii shalay ka dhacday garoonka Jaamacadda ee Magaaladda Muqdisho.
Read More...
|
|
Somali Football
Guddiga Anshaxaha iyo aadaabta ee xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta ayaa maanta ganaaxyo kala duwan dul dhigay kooxda weyn ee Elman FC ee magaaladda Muqdisho, kaddib markii sida ay sheegeen ciyaartooy ka tirsan kooxooda ay u gacan qaadeen garoorihii dhex-dhexaadinayay ciyaartii Elman Vs Horseed.
Waraxaafadeed ka soo baxay Xaafiiska Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta uuna ku saxiixnaa ku simaha xoghayaha xiriirka Xasan Farey ayaa u qornaa sida:-
Read More...
|
|
|