|
A high level delegation from Somali National Olympic committee under the leadership of President Aden Hajji Yeberow on Tuesday visited the Italian National Olympic committee headquarters in Rome, where they held a lengthy meeting with the Italian Olympic committee president Giovanni Petrucci and his Raffaele Pagnozzi.
Read More...
|
|
Somali Football
Kooxda K/cagta ee Elman FC ayaa caawa gaartay magaaladda Darasalam ee wadanka Tanzania, halkaas oo uga qeyb gali doonto koobka K/cagta ee kooxdaha wadamada Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA-KAGAME Club Championship oo maalinta Sabtida ah ka billaaban doona garoonka Julias Nyerer ee magaaladda Darasalam.
Read More...
|
|
Elman FC, the Somalia league champions had arrived in Darussalam Tanzania this evening to represent Somali Football Clubs in this years CECAFA-KAGAME Club Cup that will kicked off on Saturday in Julias Nyerere National Stadium in Darussalam.
Read More...
|
|
Maqaal
Muddo 30-maalmood gudahood ah waxaa Wasiirka iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Isboortiga Soomaaliya ay qoreen laba waraaqadood oo ay aheyd inay ka ka fiirsadaan ka hor intaan la dirin, sida ay aaminsanyihiin khuburada Isbooriga (Sports Analysts), iyadoo waraaqahaas aysan ka turjumeynin wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hey’adaha kale ee horumarinta Ciyaaraha Soomaaliya.
Read More...
|
|
News
Waxaa mar kale dhamaadkii usbuucan ka dhacay garoonka The Hive Football Centre cayaarihii tartanka Somali Football Festival 2011 oo ay ku tartamayeen kooxo sideed ah oo ka wada tirsan kooxaha jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkan Uk uuna soo abaabulay ururka SSAUK ee cayaartoydii hore.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa mar kale maalinimadii axaddii lagu kulmay tartanka kubadda cagta ee Somali Football Festival 2001 oo ka socda galbeedka magaalada London ayna soo qabanqaabiyeen uru ay ku bahoobeen qaar badan oo ka mid ah cayaartoydii hore ee dalkeena.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa si aad u heer saraysa galabta uga furmay garoonka The Hive Football Centre oo ku yaala galbeedka magaalada London tartankii Somali football Festival 2011 oo sanad waliba xiliga kulaylaha lagu qabto magaaladan kaasoo ay sanadkan ku tartami doonaan 10 kooxood.
Read More...
|
|
Somali Basketball
Waxaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta lagu qabtay koorso waxbarasho oo ku saabsan farsamada kubadda kolayga ayna ka soo qayb galeen macalimiin ka kala socday dhamaan dalalka carabta iyo qaar ka mid ah dalalka qaaradda Afrika uuna soo qabanqaabiyey guddiga olimbikada adduunka (IOC).
Read More...
|
|
Serie A
Mar haddii uu dhammaaday horyaalkii xilligan 2010-2011 ee SERIE A oo aan toddobaad kasta idiin kula socodsiinay website-kan anagoo idiin soo gudbin jirnay natiijooyinkiisa ayaan waxaan door bidnay in aan faaladan ku marti qaadno khabiiir weyn ee horyaalka waddanka talyaaniga ee SERIE A kaas oo isla markaana ka mid ahaa cayaartoydii Soomaaliyeed ee waagiii dalku fiicnaa ka mid ahaa cayaartooydii kubbadda cagta ee Heerka 1aad (serie A ) isla markaana u soo saftay kooxo kala geddisan ee waddankeena sida, Horseed, Madbacadda iyo Gaadiidka iyadoo aay weliba jireen kooxo kale oo badan oo rabey.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa waqooyiga magaalada London lagu qabtay xaflad si aad ah loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen dad aad u fara badan magac iyo maamuusna ku leh bahda sport ga soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaana bahda UK si ay goobjoog uga noqdaan qorituurka tartanka wayn ee Somali Football Festival 2001.
Read More...
|
|
|