|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Community News
Football is universal sport played in every country across the globe, Somalia while sufferings from other problems that surround the nation remain passionate about the sport. 'Serie A' while known around the world as the top division of the Italian league, is also the namesake for the Somali league established while still an Italian colony.   Read More...

Community News

Tartankii kubadda cagta ee kooxaha jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkan UK ku dhexmarayey usbuucyadii la soo dhaafay magaaladan London ayna soo qaban qaabiyeen ururwaynaha SSAUK ayaa waxaa cayaartiisii ugu dambaysay isugu soo haray kooxaha Birmingham iyo Mogadishu oo ka kala dhisan magaalooyinka Birmingham iyo London.

  Read More...

Community News

Tartankii Koobka jeneral daa’uud ee Jaalliyadda soomaaliyeed ee magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa wuxuu marayaa heer Final ah. Hadaba taariikhdu markey aheyd 22/07/2011 ayaa ciyaaro adag isaga horyimid afar kooxood ee u soo Baxey semifinalka waxeyna isku arkeen sidatan:

  Read More...

Community News
Tartankii Koobka jeneral daa’uud ee Jaalliyadda soomaaliyeed ee magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa wuxuu marayaa heer Semifinal ah. Hadaba taariikhdu markey aheyd 15/07/2011 ayaa ciyaaro adag isaga horyimid afar kooxood oo kala ah:   Read More...

News

Tababar kubadda gacanta (Handball)  oo heer caalami ahaa ayaa lagu soo gabagabeeyay waddanka Cummaan magaalada Muscat, iyada oo tababrkaasi uu dhinaca Soomaaliya uga qayb galay Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda gacanta Mudane Maxamed Abdullahi (Maxamed Yare ama Maxamed Handball) oo ka tirsanaan jiray dhallinyaradii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ka qayb qaadata ciyaarta Handballka.

  Read More...

Community News
Kooxda Mogadishu oo ka mid ah kooxihii ka qaybgalayey tartanka Somali football festival 2011 ayaa ka mid noqotay kooxaha afarta ah ee isugu soo haray tartankan ka dib markii ay kooxda Banaadir maalinimadii Sabtidii dambiil goolal ah uga adkaatay.   Read More...

Guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee NOC-Somalia  Mudane Aadan Xaaji Yabaroow Wiish oo safar shaqo ku jooga wadanka Talyaaniga ayaa farxadda iyo dabbaal degga maalinta Xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luuliyo wuxuu hambalyo ugu diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaa.

  Read More...

Community News

Waxaa galabnimadii axaddii mar kale ka dhacay garoonka The Hive ee galbeedka magaalada London cayaaro laba ah oo ka wada tirsanaa tartanka kubadda cagta ee Somali football festival oo ay soo abaabuleen qaar ka mid ah cayaartoydii hore eek u dhaqan dalkan kuna midoobay ururka SSAUK.

  Read More...

Somali Olympic

MUQDISHO: Iyadoo Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ay u asteeyeen muddo labo maalmood ah oo loo dabaal-dego Munaasabadda Maalinta Olambikada Adduunka (Olympic Day) oo ku astaysan 23-ka June ayaa lagu xusay Tartamo ciyaaraha Fudud, Xarig jiidka, Karate, Taekwondo, Hidaha iyo Dhaqanka.

  Read More...

Community News

Waxaa maalinimadii Jimcihii ka dhacay garoonka The Hive cayaaro ka tirsan tartanka Somali Football Festival 2001 kaasoo usbuucyadii la soo dhaafay si xamaasad leh uga soconayey garoonkaasi ayna ku tartamayeen kooxo ka kala socday magaalooyinka dalkan UK matalayeyna jaaliyadaha Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalooyinkaasi.

  Read More...

Page 14 of 22First   Previous   9  10  11  12  13  [14]  15  16  17  18  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use