|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News
Prem League
Labada daafac ee u kala dhashay dalalka Jarmalka iyo Brazil una ka safta kooxaha Werder Bremen iyo Fenerbache ayaa la filayaa in ay maanta heshiis la saxiixdaan kooxda Arsenal oo ayadu ku jirta baadigoobkeedii ugu dambeeyey ee cayaartoyda ay ku soo kordhinayso kooxdeeda ka hor dhamaadka xiliga kala iibsashada cayaartoyda.   Read More...

Somali Olympic

Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Bayaroow Wiish isagoo ku hadlay magaca GOS,  xiriirada kala duwan ee isboortiga qaranka, garsoorka, ciyaartooyda iyo dhammaan bahda ciyaaraha wadanka wuxuu shacabka Soomaaliyeed iyo ummaada muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan uu hambalyo ugu dirayaa munaasabadda Ciidul-Fitriga, wuxuuna Illaahey uga barayayaa inuu ka aqbalo soonkii iyo cibaadaadkii kale ee bishii barakeysneyd, iyo in bishaan bisheeda nabad iyo barwaaqo Illaahey ku soo dabbaalo Soomaaliya. Aaamiiiin…. Amiiinnnn…

  

Maqaal

SCW, walaalayaal Meel kasta oo aad joogtaan iga Gudooma Salaan qaali ah dhammaan  Bahda Isboortiga Soomaaliyeed Qeybihiisa kala duwan. Walaalayaal markii aan arkay dhibaatada Ummadeena ku habsatay ee xagga abaaraha ba'an iyada oo hore ula sii liicaysay dagalada sokeeye oo dadka intiisa badanay bara kacayaal ahaayeen ayaa hadane intii harsanayd ee baadiyaha ku noolayd waxaa taabtay masiibada Aabaarta daba dheraatay.

  Read More...

Athletics
Orodyahanka Soomaaliyeed ee ku orda magaca dalka Ingiriiska ee Maxamed faarax ayaa maanta si dirqi ay uga baxsatay biladda dahabka ah ee orodka 10,000M ee tartanka cayaaraha fudud ee adduunka oo ka socda magaalada Deague ee dalka koonfurta Kuuriya.   Read More...

Community News
Waxaa maalinimada Jimcaha foodda inagu soo haysa lagu soo gabagabayn doonaa garoonka The Hive Football Centre tartankii kubadda cagta ee Somali Football Festival 2011 oo dhawaanahanba ka socday garoonkaasi ayadoo ay cayaarta ugu dambaysana isugu soo hareen kooxaha Birmingham iyo Mogadishu stars.
  Read More...

Community News
Jaaliyadda Isboortiga ee wadanka Kenya ayaa gebi ahaanba bur-burtay, kaddib markii ay is casileen sadexdii masuul ee ugu sareyay xaafiiska Jaaliyadda kuwaas oo oo kala ahaa guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee jaaliyadda, ahna Guddoomiyaha kooxda Midnimo Maxamed Salaad Daqarre, guddoomiye 2-aad Mudane Cabdirisaaq Dheere iyo xoghayihii Jaaliyadda Anas Cali Maxamuud, waxaana shir jaraa'id oo ay shalay ku qabteen Hotel Kaah ee magaaladda Nairobi ku sheegeen inay is casilaadooda ay keentay sababo la xiriira qilaaf iyo wada shaqeyn xumo soo kala dhex gashay jaaliyada.   Read More...

Prem League
Tababaraha kooxda Manchester Unite Sir Alex Ferguson ayaa taageerayaasha kooxdiisa ku booriyay inay taageeraan, isla markaana ay dhaqaale u uruuriyaan carruurta Soomaaliyeed ee ay ku habsadeen  macluusha iyo abaaraha.   Read More...

Somali Olympic
Guddiga Olombikada SOomaaliyeed (GOS) - Somali Olympic Committee (SOC),  waa  hey’adda ugu sareysa ciyaaraha wadanka, sida ku qoran qodobka 4-aad ee Dastuurka GOS,  waxaana hoos yimaada dhammaan  dhadhaqaaqyada ciyaaraha dalka, waana dallada kala maareysa xiriiradda kala  duwan ee Isboortiga.   Read More...

Community News
Dhallinyarada Isboortiga wadanka Kenya ayaa aad uga cabanaya musuq-maasuq hareeyay xaafiiska jaaliyadda Soomaaliyeed ee Isboortig ee wadanka Kenya, kaddib markii maamulka jaaliyadu ay ku kala jabeen tartankii horyaalka Ramadan ee xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi.   Read More...

Football

Waxaa maanta 06/08/2011 magaalada PECHINO ee waddanka SHIINAHA lagu qabtay koobkii SUPERCOPPA ITALIANA koobkaasi oo  sannad kasta waddamada yurub qaarkood aay kooxahooda u dhigaaan kooxahaasi oo markasta noqda kooxaha waddamadaasi ku guuleystay koobabaka sanadkii tagay sida berritaba waddankan INGRIISKA lagu ballansan yahay in kooxaha MAN.CITY iyo MAN UTD aay ku kulmaan.

  Read More...

Page 13 of 22First   Previous   8  9  10  11  12  [13]  14  15  16  17  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use