|
Football
Secretary General of Somali Football Federation Abdi Qani Said Arab has been slightly wounded in a suicide attack which targeted Somali Students waiting for Turkish scholarship on Tuesday. Nearly hundred people mostly students were killed on the spot.
Read More...
|
|
Dhamaan bahda shabakaddan cayaaraha.com gaar ahaan tifatiraha Maxamuud Ismaaciil, cayaaryahankii hore ee naadigii LLPP C/Laahi Xaaji Ereg, Daahir Ciise Wehliye iyo dhamaan cayaartoydii kooxdii Mogadishu iyo xaafadii Buur-hindi ayagoo ka tiiraanyeysan geeridan naxdina leh ee ku timid hooyo Xaawo Warsame waxa ay tacsi u dirayaan saaxiibkood Shiikha Xaashi Ciid iyo dhamaan qoyska reer Xaashi Ciid.
Read More...
|
|
Somali Football
Somali Football Federation ‘SFF’ on Wednesday held a day-long club management workshop for authorities from different football clubs across the country in a bid to develop managing skills of the football club authorities in Somalia.
Read More...
|
|
Somali Olympic
The Somali National Olympic committee has over the weekend held a day-long meeting in UK under the chairmanship of senior NOC vice president during which participants discussed on how to develop sports in the war-devastated country and the role of Somali expatriates across the globe.
Read More...
|
|
Community News
Waxaa Taariikhdu markey aheyd 09/09/2011 magaalada Jeddah Boqoqrtooyada Sacuudi Carabiya lagu soo gabagabeeyey Tartankii Taariikhiga ahaa ee koobka ramadaanka tartankaasoo uu furmey 3dii bisha barakeysan ee ramadaan kana soo qeybgaleen 12 kooxood .
Read More...
|
|
Community News
Kooxda kubadda koleyga ee SYDOM ayaa ku guulaysatay koobkii kubadda koleyga ee lagu maamuusayay bishii barakaysan ee Ramadaan , taasoo ciyaartoodii kama dambaysta ahayd ay isku haleeleen kooxda Distant Relatives oo ka socotay magaalada Rochester. Cayaarahaasi ayaa waxaa ay si xiiso badan uga socdeen bishii ramadaanka oo dhan magaalada Rochester oo qiyaastii 70 mayl u jirta magaalada Minneapolis.
Read More...
|
|
Athletics
Maxamed Faarax oo ah orodyahanka u dhashay Soomaalida kuna orda magaca dalkan ingiriiska oo asagu siiyey dhalashada burburkii qaranimadii iyo dawladnimadii soomaaliyeed ka dib ayaa maanta noqday orodyahankii ugu horeeyey dalkan Ingiriiska oo bilad dahab ah uga guulaysta tartan caalami ah orodada dhaadheer ee loo yaqaan (Long distance).
Read More...
|
|
Community News
ATLANTA: Waxaa magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay Casuumad aad iyo aad looga soo shaqeeyey oo ay abaabuleen Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka ee Atlanta taa oo lagu soo dhaweenaayey Xubin ka Tirsan Guddiga Isboortiga ee SEUKI isla markaana ah Tafatiraha Bogga Isboortiga ee Ceelbuurnet.Com Mudane Cabdihodan Afrax, waxaana xafladaasi ka soo qeyb galay Jaaliyadda Somali-American Community Center, Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka, Guddiga Hooyooyinka ee Magaaladda Atlanta, Madaxa Raadiyo Sagal, Madaxa Raadiyo Qaran iyo Halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed la qadariyo.
Read More...
|
|
Waxaa shalay ilaa iyo maanta ka dhacayey garoomada kala gedisan ee qaaraddan yurub cayaaro ka tirsan tartanka kubadda cagta ee qaramada qaaradda Yurub kuwaasoo dhamaantood ahaa wareegii isree-reebka ee tartankan.
Read More...
|
|
Waxaa galabta lagu soo gabagabeeyey garoonka The Hive Football Centre ee galbeedka magaalada London tartankii kubadda cagta ahaa ee ay ku tartamayeen kooxaha jaaliyadaha soomaaliyeed ee dalkan UK lana magac baxay Somali Football Festival ayna soo qabanqaabiyeen ururwaynaha SSAUK.
Read More...
|
|
|