|    Register
 
Waraysiyo / Interviews













 
 
  
  

  

   

 
  
Warka/News

Astur Jaamac Cilmi  oo ka mid ahayd gabdhihii xulka qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga iyo kooxdii gabdhaha ee naadigii Jeenyo  ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota  oo ay maalmahanba ku sugnayd,  Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin, macallimiin iyo ciyaartooydii hore ee  naadiyada iyo xulka qaranka oo ku sugan Gobolka Minnesota.

  Read More...

Anngoo kala ah Maxamed Muuse Cabdi ”Jabroos” oo ku hadlaya magaca Zone 4 ee gobollada iyo ciyaartoydii hore ee gobolka Jubbada Hoose, iyo Bashiir Maxamed Cilmi ”Bashiir Jeenyo” oo ka mid ahaa ciyaartoydii xulka Qaranka iyo Naadigii Jeenyo, isla markaana hadda ah wakiilka Guddiga Farsamada ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ee dalka Swedan, waxaan hambalyo u diraynaa kooxda Kubadda Cagta ee Soomaalida ku nool dalka Australia, gaar ahaan saaxibkeen Cabdi Maxamed Axmed ”Cabdixaaq” oo soo abaabulay kooxdan, oo sameysay taariikh aan looga baran qurbo joogta Soomaaliyeed oo ah in ay ku guuleysteen ka mid noqoshada kooxaha heerka 1aad ee gobolka ay deggan yihiin.   Read More...

Dhamaan bahwaynta Sportga gaar ahaan cayaartoydii, taageerayaashii iyo macalimiintii deganaa dagmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid fanaanadii caanka ahayd Faadumo Qaasim Hilowle waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qoyskii ay ka geeriyootay.   Read More...

Somali Olympic

Wafdi uu hogaaminaayo Guuddomiyaha GOS Md. Aadan Xaaji Yabarow ( Wiish )  iyo Xogheynta guud ee  GOS Md. C/laahi Axmed (Tarambi) waxey  booqasho Howleed ku yimaadeen Magaalada Jidaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyagoo halkaasi kaga qeybgaley Shir Isboorti ee Dowladaha Caalamka Islaamka ay isugu yimaadeen Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

  Read More...

News

Ilaahay janadii fardawsa ahayd haka waraabiyee waxaa magaalada Mogadishu bishan 5 teedii ku geeriyooday Cabdi Axmed Abkeey oo ku magac dheeraa (Cabeey), isla markaana ka mid ahaan jiray cayaartoydii kooxdii kubadda cagta ee naadigii Betroolka.

  Read More...

Football

Somali football federation has confirmed the sudden death of international Futsal referee Mohamed Farah Mohyaddin who died from a heart attack on Friday evening.

  Read More...

Football
The Somali Football Federation secretary General Abdi Qani Said Arab who was slightly injured in Tuesday’s suicide attack which rocked Somali capital Mogadishu has been discharged from hospital on Thursday evening, SFF statement revealed here on Friday.   Read More...

Somali Olympic

The Somali Youth League 2nd has concluded the first phase of a large campaign which intended to teach Somali youths different work professions and sport in a bid to protect them from being mobilized by militants and other war-mongers in the country.

  Read More...

The preliminary round of the 2014 world cup qualifying matches between Somalia and Ethiopia which was due in Nairobi on the 11th of November was transferred to Djibouti as a result of a FIFA ban on Kenya.   Read More...

Community News

Fartuun Cismaan  oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Ali Dheere),  kana tirsanaan jirtay cayaaryahannadii qaranka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud iyo gabdhihii kubadda koleyga ee naadigii Muqdisho ayaa ku guulaysatay  abaalmarinta sannadlaha oo ay bixiyaan hay’adda  Mcknight Foundation oo iyadu bixisa deeqaha ugu badan ee gobolka Minnesota , ka dib markii loo gartay in ay ka mid tahay dadka ugu firfircoon  ee ka shaqeeya arrimaha  lagu horumarinayo bulshada. Fartuun ayaa iyadu guushaasi u soo hoysay Mujtamaca Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota  guud ahaantiisaba gaar ahaan ururka ay ka tirsan tahay ee Somali Youth Development Organization in Minnesota (SYDOM),waxaana la guddoonsiiyay abaal marin lacageed oo dhan $ 10.000 (Toban kun oo Dollar).

  Read More...

Page 11 of 22First   Previous   6  7  8  9  10  [11]  12  13  14  15  Next   Last   

  
Kooxaha: Somali Football Teams



























Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use