|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Naadiga Arsenal ayaa ku dhawaaqday saxiixa 26-sano jirka Weeraryahanka Xulka Morocco Marouane Chamakh,iyadoona sheegatay inay ka saxiixatay heshiis mudo dheer ah,ka dib markii uu Ciyaaryahanka si xor ah ugu soo tagay Naadiga Bordeaux Ee Horyaalka Ligue One-ka ciyaarta.

  Read More...

News

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo maalmihii la soo dhaafay la wada sugayay ayaa galabta ceeb iyo foolxumo ku dhammaanay, waxaana ciyaartay dhex martay kooxda horyaalka wadanka Rwanda ee APR iyo kooxda horyaalka Congo, ahna horyaalka qaaradda Africa ee TP Mazembe.

  Read More...

News

Iyadoo Sabtigan oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bishan May ay labada kooxood ee Inter iyo Bayern Munich  ku balansan yihiin kulanka kama dambeynta ah ee koobka horyaallada Yurub ayaan waxaan idiin haynaa 10 waxyaabood oo ay iska shabahaan Talyaanigii ku guuleystey koobkii aduunka ee 82-dii uu marti geliyay dalka Spain iyo Inter 2010-ka isla dalka Spain ku ciyaaraysa.

  Read More...

News

Ciyaartooyda Naadiga Inter Milan ee da'doda ka hooseyso 18-sano ayaa 2-0 ugu awood sheegtay Ciyaartooyda da'yarta Naadiga Bayern Munich,ka dib ciyaar aad uxiso badan oo ka dhacday Garoonka Naadiga Real Madrid ay tababarka ku sameyso.

  Read More...

News

Wararka laga helayo Dalka Arjentina aya sheegaya in Tababaraha Xulka Arjentina Diego Maradona uu baabuukiisa ku dhuftay mid ka mid ah suxufiyiinta Dalka Arjentina xilli uu Maradona ku sugnaa meel u dhow Xarunta Xiriirka Kubada Cagta Dalka Arjentina Ee ku taal Magaalada Caasimada ah Buenos Aires.

  Read More...

News

Iyadoo Maalina Sabtida Ee Soo Socoto uu Kulan xiiso badan Oo ka tirsan Finaalka Champions League Garoonka Bernabou ku dhex mari doono Kooxaha Inter Iyo Bayern ayaa Waxaa maanta idin soo gudbin doonaan warbaxin taariiqi ah oo ka hadleysa Tartanka xiisaha badan Ee Champions League finaaladii ugu fiicnaa koobkaan

  Read More...

News

Dadka xaadira garoomada Talyaaniga ee sida rasmiga ah u daawada ciyaaraha heerka 1-aad ee Talyaaniga ayaa recod-ka jebiyay xilli-ciyaareedkan markii ugu horeeysey mudo 17 sanadood ah, iyadoo ay Inter Milan noqotay kooxda ugu shacbiyadda badan.

  Read More...

News

Kooxda ka ciyaarta gobolka Catalonia ee Barcelona ayaa daboolka ka qaaday inay heshiis la gaartey jookarka kooxda Valencia David Villa oo noqonaya laacibkii ugu horeeyey ee kusoo biira safka 1-aad ee kooxda Blugrana oo sidoo kale maanka ku haysa mishiinka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Cesc Fabregas.

  Read More...

News

ATLANTA: Xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay ay waxa lagu qabtay Magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka, waxaana xafladaasi soo abaabulay Guddiga Isboortiga iyo dhaqanka oo uu hormuud u yahay Dr.Cali Cusmaan Cali ayna ka mid yihiin halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed magac iyo maamus ku leh, kuwaaso kala ah Aweys Fundi, Caydiid Jeenyo iyo Cali Mataan taa oo lagu xusaayey 67Guuradii ka soo wareegatay aasaaskii xisbigii SYL oo kifaaxii uu soo galay keenay in Ummadda Soomaaliyeeed ay iska dul qaado heryadii Gumeysiga, waxaana xafladaasi ka soo qeyb galay dadweynaha ku nool magaaladda Atlanta oo wajiyadooda ay ka muuqatay qiiro wadaninimo.

  Read More...

News

Police-ka Dalka Austaria ayaa helay meydka Weeraryahanka Dalka Austaria Besian Idrizaj oo 22-sano jir ah, kasoo laga helay guriga qoyskiisa, isagoo oo meyd ah.

Weeraryahankii hore Kooxda Liverpool Besian Idrizaj oo lahaa taariiq Health Problems ayaa laga helay isagoo meyd ah Guriga Qoyskiisa oo ku yaala Magaalada Linz Ee Dalka Austaria, iyadoona aan ilaa haatan la shaacin sababihii keenay geeridaas.

 

  Read More...

Page 10 of 28First   Previous   5  6  7  8  9  [10]  11  12  13  14  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use