Bahda sport ga magaalada Manchester ayaa martiqaad aad u balaaran u fidisay ururo dhawr ah oo ka shaqeeya horumarka sport ga iyo dhalinyarada ku dhaqan dalkan UK kaasoo maalinimadii sabtidii aynu soo gudubnay ka dhacay isla magaaladaasi Manchester.