Xulka kubadda kolayga Soomaaliyeed ayaa goor dhawayd waxaa looga adkaaday cayaartoodii ugu dambaysay tartankan taasoo ay uga hortageen xulka dalka Kenya 63-70 dhibcood , halka xalay cayaartoodii semi-final ka ahayd oo ay uga hortageen xulka haysta horyaalka tartankan ee dalka Rwand na looga adkaaday si dirqi ah 86-83 dhibcood ayadoo bahwaynta sport ga Soomaaliyeedna ka bixiyeen guuldarooyinkaasi aragti midaysan.