MUQDISHO: Dayactir balaaran oo lagu sameeyay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dib xariga waxaa uga jartay furitaankiisa Drs. Maryan Qaasim Axmed oo ah wasiirka wasaaradda adeega bulshada Xukuumadda Soomaaliya.