Kulan diiradda lagu saarayey siyaabaha ugu haboon ee ay wada shawqayn waarta ku dhexmari lahayd ururada Midaynta Qurbajoogta, SSAUK iyo jaaliyadda sport ka ee magaalada Manchester uuna fikirkeeda iyo qabanqaabadeeda lahaa guddoomiyaha ururka Midaynta QS Axmed Nuur Maxamed Xaashi ayaa ka dhacay magaalada London.