|    Register
 
Article Details
Tacsi: Yaasiin Maxamuud Cali (Yaasiin Barafuun), Inaa Lilaahi Wa Inaa I Raajicuun.

Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa magaalada Rochester, gobolka Newyork ee cariga Maraykanka ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee naadigii Madbacadda Qaranka MBC Yaasiin Maxamuud Cali (Yaasiin Barafuun) kaasoo aad looga yaqaanay dalka Soomaaliya gaar ahaan bahwaynta sport ga isla markaana ka mid ahaa odayaasha bahwaynta sport ga soomaaliyeed ee dalka Maraykanka.

Hadaba dhamaan cayaartoydii kubadda cagta iyo kolayga ee naadigii Madbacadda Qaranka, kuwii naadiyadii kala gedisanaa ee dalka iyo bahwaynta sport ga ee ku dhaqan magaaladan London gaar ahaan kuwa halkan ku xusan ayaga oo ka tiiraanyeysan geeridan naxdinta leh ee ku timid Yaasiin Maxamuud Cali waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday, waxayna ilaahay uga baryayaan in uu asagana janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Guddoomiyaha GOS Duraan Axmed faarax
Axmed-Nuur Maxamed xaashi (Sayga)
Avv Xuseen Diiriye Afrax
Muriidi Abanuur Abati
Bile Cali Xamaali
Abuukar Cali Jimcaale
C/Qaadir Isoomareey
Siciid Xuseen Cayrow
C/Laahi Buurane
Maxamed Shidane Buraale
Dr Cusmaan Shiis iyo xaaskiisa Xaawo Taako
C/Rixiin Cali Diiriye
Maxamed Ciise Digeeye
Warsame Cumar Cabdulle
Ahmed Abaliisha
Maxamuud Cadami
Liibaan Maxamed Xaashi (Lii Polo)
Maxamuud Ismaaciil (Tifatiraha shabakaddan cayaaraha)
Sakariya Baliile
Axmed Xirsi Cabdulle (Axmed Bile)
Maxamed faaqid
C/Qaadir Salaad Xasan (Beenahawaas)
Maxamed Axmed Daysane
Maxamed Khaliif
C/Fataax Sanwayne
Daahir Ciise Bulxan
Maxamuud Khaliif
Cabdow Tarabi
C/Laahi Xaaji Ereg
Saciid Kaytoon
Shamsuddiin
C/Qaadir Maxamed faarax (Biriq)
C/Kariin C Shiidle (Black)
Mustaf Fareey
C/Naasir Ismaaciil (Sola)
C/Gani Jeenyo
iyo dhamaan bahwaynta sport ga UK oo aanan halkan ku soo koobi karin.


Tacsidaada ku soo hagaaji cayaaraha@yahoo.co.uk


Written By: Mohamud
Date Posted: 11/26/2012
Number of Views: 398

Return

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use