Waxaa xalay lagu qabtay waqooyiga magaalada London xaflad dhiirigelin iyo duco isugu jirtay oo ay bahda sport ga qaarkood ugu talagaleen cayaaryahanka Soomaaliyeed ee da’da yare una cayaara kooxda Chelsea iyo xulka da’yarta qaranka dalkan ingiriiska Mukhtaar Ali (Afgooye).