|    Register
 
Article Details
Tartankii Somali Week Toronto oo si rasmi ah u furmi doona 29 ka bisha June 2011.

Waxaa bisha June 29 keeda si rasmi ah uga furmi doona magaalada Toronto ee dalka Canada tartanka caanka ah ee Somali Week Toronto ee sanadkan 2011 ka, kaasoo sanad waliba dhexmara kooxo fara badan oo ka kala yimid waqooyiga Maraykanka iyo qaaradda Yurub.
 


Sida ay shaaciyeen guddiga qabanqaabadu waxaa uu tartanka sanadkani yeelan doonaa xiiso aad uga duwan kuwii hore ayadoo la filayo in ay ka soo qaybgali doonaan kooxo aad u adag iyo waliba dad magac ku leh bahwaynta sport ga Soomaaliyeed guud ahaan.

Hadaba haddii aad doonayso macluumaad dheeri ah kala xiriir taleefanada ku xusan warqaddan hoose:




Written By: Mohamud
Date Posted: 4/30/2011
Number of Views: 2143

Return

Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use