Elman oo gaartay dalka Tanzaaniya si ay uga qaybqaadato tartanka bariga iyo bartamaha Afrika. (May-11-2006)
Elman oo gaartay dalka Tanzaaniya si ay uga qaybqaadato tartanka bariga iyo bartamaha Afrika. (May-11-2006)
Naadiga Elman waxa uu ka dhaqaaqay magaalada nayrobi 10/05/06 waxa uuna u dhaqaaqay halkaa iyo dalka Tanzaaniya abaarihii 12kii saqda dhexe habeenkii ayuu Naadiga soo galay magaalada Morogoora ee dalka tanzaaniya. Hadaba Naadiga oo maanta ku bilaabay tababarkiisii ugu horeeyay magaalada uu ka dhici doono tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee lagu magacabo Mooro goora.
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/11/2006
Number of Views: 133
Return