Sweden oo magacawday xulkii uga qaybgali lahaa cayaaraha adduunka 2006. (May-09-2006)
Sweden oo magacawday xulkii uga qaybgali lahaa cayaaraha adduunka 2006. (May-09-2006)
Macalinka xulka qaranka ee dalka Sweden Lars Lagerback ayaa maanta ku dhawaaqay 23 ka cayaartoy oo uu u soo xulay in ay sanadkan matalaan dalka Sweden tartanka cayaaraha adduunka ee 2006 da kana furmi doona dalka Jarmalka kulaylahan.
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/9/2006
Number of Views: 131
Return