Sabtidii ayaa waxa ku kulmay ciyaartii wakhti dheer la sugaayay ee kooxaha LONDON STARS iyo SAHAN_ FC, ciyaartaas oo xisad iyo xamaasad wayn lahayd, Labada kooxood oo ah runtii laba kooxood oo aad isu taageera oo ciyaartoygooda iyo Macalimiintooduna ay aad isugu duuban yihiin aya LONDON STARTS goobtaas kaga roonaatay 3 goal SAHAN_FC oo keensatay 1 goal.