Musharaxa Yaasiin Abuukar Cariif oo soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka yimid Mareykanka. (May-09-2006)
Musharaxa Yaasiin Abuukar Cariif oo soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka yimid Mareykanka. (May-09-2006)
Musharaxa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta Dr. Yaasiin Abuukar Cariif ayaa maanta abaarihii 10:30 subaxnimo ee xiliga Muqdisho ka soo degay garoonka diyaaradaha ee No.50, waxaana Dr. Yaasiin uu ka yimid dalka Mareykanka oo uu ku noolaa sannadihii ugu dambeeyey.
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/9/2006
Number of Views: 111
Return