|    Register
 
Friday, November 21, 2008
Article Details
Muxuddiin Darbaweyne "Saaxiibayaalow ciddii aad rabtaan doorta, laakiin aniga ha i hilmaamina".(May-08-2006)

Muxuddiin Darbaweyne "Saaxiibayaalow ciddii aad rabtaan doorta, laakiin aniga ha i hilmaamina".(May-08-2006)

Muxuddiin Xasan Cali Darbaweyne oo maanta shir ballaaran la qaatay kooxaha xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta ayaa kala hadlay kooxaha sidii ay codkooda u siin lahaayeen 25-ka kooxood, ee diyaarka u ah, iney doortaan guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta iyo qeybaha ku imaanaya doorashada sida xubnaha iyo guddoomiye ku xigeenada.


Written By: Mohamud
Date Posted: 5/8/2006
Number of Views: 106

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use