Lix cayaartoy iyo macalin u dhashay dalka Kenya oo kooxda Elman kala qaybgali doona tartanka bariga iyo bartamaha Afrika. (May-07-2006)
Lix cayaartoy iyo macalin u dhashay dalka Kenya oo kooxda Elman kala qaybgali doona tartanka bariga iyo bartamaha Afrika. (May-07-2006)
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya tababar diyaargaraw ah ku qaadanaya kooxda kubadda cagta ee Elman oo ayadu u matalaysa dalkeena Soomaaliya tartanka kooxaha horyaalada ee dalalka bariga iyo bartamaha qaaradda Afrika oo ka furmi dalka Tanzaaniya.
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/7/2006
Number of Views: 123
Return