Ajax oo ku guulaysatay koobka (Dutch Cup) dalka Holland. (May-07-2006)
Ajax oo ku guulaysatay koobka (Dutch Cup) dalka Holland. (May-07-2006)
Kooxda Ajax ayaa mar kale ku guulaysatay koobka koobabka dalkaasi Holland ka dib markii ay cayaartoodii kama dambaysta ahayd ee maanta 2-1 uga adkaadeen kooxda PSV Eindhoven.
Written By: Mohamud
Date Posted: 5/7/2006
Number of Views: 111
Return