|    Register
 
Friday, November 21, 2008
Article Details
Maxaad kala socotaa dhismaha xiriir kubadda cagta ah (Qaybtii 3 aad), maxayse xiddigihii hore kula dardaarmeen...(May-06-2006)

Maxaad kala socotaa dhismaha xiriir kubadda cagta ah (Qaybtii 3 aad), maxayse xiddigihii hore kula dardaarmeen...(May-06-2006)

Akhristayaasheena qiimaha lahaw waxaan qormooyinkii hore si kooban uga soo hadalnay qaab dhismeedka xiriir oo aan tusaale u soo qaadanay XSKC. qormadayada maanta ayaan ku lafaguri doonaa doorashada la filayo in ay dhawaan ka dhacdo dalka iyo waliba dardaaran ay cayaartoydii hore qaarkood u dirayaan kooxaha dooranaya hogaankan cusub.

Written By: Mohamud
Date Posted: 5/6/2006
Number of Views: 112

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use