|    Register
 
Friday, November 21, 2008
Article Details
Maamulaha Hotel"Al-jaziira - Dubai" oo qalab sport ugu deeqay kooxda Elman. (May-04-2005

Maamulaha Hotel"Al-jaziira - Dubai" oo qalab sport ugu deeqay kooxda Elman. (May-04-2005

Maamulaha isla markaana ah milkiilaha Hotelka Aljaziira ee madaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta mudane Axmed Saneey ayaa qalab cayaareed oo ka kooban funaanad, surwaal gaaban iyo iskaalshooyin oo hal joog ah ugu deeqay kooxda kubadda cagta ee Elman oo ka mid ah kooxaha ka dhisan dalkeena isla markaana ka qaybgalaysa tartanka kooxaha horyaalada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika oo dhawaan ka furmi doona dalka Tanzaaniya.


Written By: Mohamud
Date Posted: 5/4/2006
Number of Views: 114

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use