|    Register
 
Friday, November 21, 2008
Article Details
Cayaaryahankii hore ee kooxda Jeenyo Cusmaan Sheakh Maxamed "Qalaaye" oo ku geeriyooday magaalada Brescia. (Apr-29-2006)

Cayaaryahankii hore ee kooxda Jeenyo Cusmaan Sheakh Maxamed "Qalaaye" oo ku geeriyooday magaalada Brescia. (Apr-29-2006)

Waxaa magaalada Brescia ee dalka Talyaaniga 25 kii bishan April ku geeriyooday alaha u naxariistee cayaaryahankii hore ee kooxdii kubadda cagta ee Jeenyo marxuum Cusmaan Sheakh Maxamed "Qalaaye" ka dib markii uu gacan ku dhiigle kale oo soomaali ahi midi ku dhuftay ka dibna uu dhaawacaasi ugu geeriyooday.

Written By: Mohamud
Date Posted: 4/29/2006
Number of Views: 131

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use