Madaxda GOS qaar ka mid ah oo ka qaybgalaya shirka guddiga olimbikada adduunka ee ka dhacaya dalka koonfurta Korea. (Apr-02-2006)
Madaxda GOS qaar ka mid ah oo ka qaybgalaya shirka guddiga olimbikada adduunka ee ka dhacaya dalka koonfurta Korea. (Apr-02-2006)
Waxaa magaalada Soul ee dalka koonfurta Korea ka dhacaya shirkii guud ee xubnaha ururka Olimbikada adduunka "IOC", ayadoo shirkana looga hadlayo arimo badan oo horyaala ururkan olimbikada adduunka.
Written By: Mohamud
Date Posted: 4/2/2006
Number of Views: 124
Return