FIFA oo gacan adag ku qaban doonta kooxdii cunsiriyad kula kacda cayaartoy kale. (Mar-18-2006)
FIFA oo gacan adag ku qaban doonta kooxdii cunsiriyad kula kacda cayaartoy kale. (Mar-18-2006)
Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa shalay soo saartay sharciyo ay ciqaab adag ku mutaysan doonaan kooxhihii ama kooxdii ay taageerayaashoodu kula kacaan cunsuriyad cayaartoy kale taasoo ka dhalatay dhawr mar oo midabtakoornimo ahaan cay iyo aflagaado logu gaystay cayaartoy mad madaw oo ka tirsan kooxaha kala gedisan ee qaaraddan Yurub.
Written By: Mohamud
Date Posted: 3/18/2006
Number of Views: 132
Return