waxaa ay baroordiiqdani dhici doontaa haddii alaha awoodda lihi ogolaado maalinta sabtida oo ay taariikhdu tahay 27/02/10 saacadda 1:00 duhurnimo illaa 05;00 galabnimo, addreska goobta ay baroordiiqdani ka dhici doontana waa sidan hoos ku xusan:
CAPITAL CITY ACADEMY
DOYLE GARDENS
WILLESDEN
LONDON
NW10 3ST
BUSES: 226,187,206 iyo 6
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira:
Macallin Hassan (john) - 07961179192
Cabdulkadir (biriq) - 07947510746