|    Register
 
Thursday, August 28, 2008
Article Details
Somali Challenge Cup 2008 update

Ciyaarahan oo sanad walaba lagu qabto xaafada hayes waxay bilaabmeen sabtii lasoo dhaafey 24.05.08 waxaana isgu yimi kooxo kala socda afarta geesood ee london, taageroyaal badan,Somali tv and somali papers. Hadaba ciyaarihii waxa u kala dhaceen sedan

Ciyaartii 1aad

waxa wada ciyaarey laba kooxood oo aad u caanaha laguna tilaamamo kuwa ugu wanaagsan uguna taariikhda dheer wadankan uk.

Hadaba labada kooxood oo ay kala wateen maclin daahir iyo wiilka dad yare ee raabic oo ay heliyaan taageero yaal badani. London stars oo ha champion kii kubkan. ciyaartaan oo aad u xiiso badney dadka badan koo dinu isla dhex marayeen in ay london stars badin doonto, waxa beenyey kooxda lahira oo tidhi in yar na daawada. Laba kooxodba way soo bandhigeen ciyaar aad u fiican laakiin kooxda alhijra ayaa dadaal dheerad ah muujisey halkaasna guushu ku raacdey.

 

London start 0 - Alhijra 2

 

Ciyaartii 2aad

Waxa isku soo aadey laba kooxod hayes iyo links labadan oo ciyaar aad u sharaf badan muujiyey, hayes oo ka khibrad badan kooxda links waxay guushu raacdey kooda hayes oo ku badiyey

 

Hayes 2  links 1

 

Ciyaartii 3xaad

 

Waxa isku soo aadey laba kooxood oo dhaliyaro aad u fiican ku jiraan mustabal wanaagsan ku yeelan karo kubada cagta hadii ay sii kordhiyaa dadaalkood, kooxda esca oo ka timi xaafada east london ayaa dhalinyaro aad u fiican ku jireen iyo maamul wanaagsan watey halkaas oo ayaga guushu ku raacdey, waxaney ku dhamaatey

 

Osca 3  Heston 1

 

Ciyaartii 4 raad

 

Waxa ciyaartan lagu tilaamimi karaa ciyaartii ugu xiisa badaney manta, waayo waxa isgu yimi laba kooxood oo isku xaafada kana yimi koonfirtan london . Labada maclin waabei wuxu ahaa shardi, halgan wuxu ahaa fuad. Hadab ciyaartii waxa ku dhamatey sedan

 

Halgan 2  Waaberi  2

 

Wixii dheerada waxad kala soconkartaa www.haya.org.uk/sports



BEST REGARDS
SOMALI CHALLENGE CUP ORGANISERS

PLEASE NOTE THIS TOURNMANET IS HELD EVERY YEAR IN MAY.ALL THE RESULTS AND GAMES INFORMATION VISIT WWW.HAYA.ORG.UK AND SERVICE AND SPORTS.


Written By: Mohamud
Date Posted: 5/27/2008
Number of Views: 434

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use