-
Ciyaartoydii hore ee Kubada Cagta Somaaliya
-
Maamulayaashii hore ee Kubada Cagta Somaaliya
-
Garsoorayaashii & Tababarayaashii hore ee Kubada Cagta Somaaliya
-
Taageerayaashii hore ee Kubada Cagta Somaaliya
Goobta uu shirku ka dhici doono iyo waqtiguna waa:
Taariikhda: 25/05/2008
Maalinta: AXAD
Waqtiga: 2.00 - 8.00pm
Goobta: Acton Vale Community Centre
Off Beech Avenue, Acton, London W3 7JZ
Wixii macluumaad dheeraad ahi waxaad kala soo xiriiri kartaan:
Cabdulqadir Maxamed Faarax ‘BIRIQ’
Tel: 07903 836 714
Zakariya Maxamed Balila
Tel: 07956 066939 or 07961195450
Fadlan imaashahaaga iyo ka soo qaybgalkaaguba waa muhiim, meel kasta aad joogtaan, balanteena waa hadii ala yiraahdo 25/05/2008 waxaana idinkula dardaarmaynaa in aad dhawrtaan waqtiga.
Sidaas iyo kulan wacan.